Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Puntland»Fadhiga kalfadhiga 56-Aad Baarlamaanka PL Ee Maanta
    Puntland

    Fadhiga kalfadhiga 56-Aad Baarlamaanka PL Ee Maanta

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.June 21, 2025No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Garowe, 21 June 2025,Guddoomiyaha Golaha Wakiillada Dowladda Puntland, Hon Abdirisak Ahmed Said oo uu weheliyo Guddoomiye ku-xigeenka 2-aad,Maxamed Mahamud Ciise,ayaa maanta shir-guddoomiyey Fadhiga 6-aad ee Kalfadhiga 56-aad ee Golaha Wakiillada.

    Ajandaha fadhiga maanta,ayaa ahaa Xasaannadsiinta masuuliyiinta u baahan xasaannadda Golaha Wakiillada.

    Goluhu wuxuu Maanta buuxiyey kursiga Aqalka Sare ee ku metelayey Puntland kaas oo uu ka geeriyooday Senatar hore Maxamed Cali Yuusuf (Gaagaab) waxana uu Golaha cod aqlabiyad ah ku doortay Cabdi Cabdullaahi Xaashi Goley in uu buuxiyo kursigaasi.

    Intii uu kulanku socday, waxaa sidoo kale khudbad sharafeed ka jeediyey Golaha Xildhibaan Samakaab Xuseyn, oo ka tirsan Golaha Wakiillada Gobolka Minnesota ee dalka Mareykanka, isagoo xusay muhiimadda ay leedahay xiriirka Puntland iyo Maraykanka, isla markaana dhiirrigeliyey wada-shaqeynta iyo is-dhaafsiga khibradaha.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Mw Deni oo dhagaxdhigay dhisme cusub oo uu yeelanayo Garsoorka G.Mudug

    February 7, 2026

    Ciidamada cusub Ee Booliska PL oo la wareegay amniga Gobolka Mudug

    February 7, 2026

    Xasan Shiikh Oo Qatar u Aaday yaboohsi dhaqaale

    February 7, 2026
    Latest Posts

    Mw Deni oo dhagaxdhigay dhisme cusub oo uu yeelanayo Garsoorka G.Mudug

    Ciidamada cusub Ee Booliska PL oo la wareegay amniga Gobolka Mudug

    Xasan Shiikh Oo Qatar u Aaday yaboohsi dhaqaale

    Warbixinta amaanka Guud Ee Puntland?,Qaybta 1-Aad.

    Xog:-Shidaalka Koonfurta iyo Bartamaha Ee Turkiga ku hawlahan yahay.

    Ugu danbayn Madaxweynayaasha PL iyo JL oo ku wajahan Muqdisho

    Faallo:-Laftagareen haduu faahin siyaasadeed yahay haka boodo Tareenka Xasan.

    GMS oo war kasoo saaray dagaalka Baydhabo.

    Puntland oo Ciidamo cusub udirtay Gobolka Mudug

    Faallo:-Maraykanku in uu amaano Ciidamada PL si gaar ah mahan mid fudud.

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.