Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Puntland»Goley oo buuxiyay booskii Seneter Gaagaab ka Geeriyooday
    Puntland

    Goley oo buuxiyay booskii Seneter Gaagaab ka Geeriyooday

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.June 21, 2025No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Waa la asiibay in Cabdullaahi Xaashi Goley buuxiyo Booskii Seneter Gaagaab ka Geeriyooday ee Aqalka-sare Fadaraalka.

    Waa Dadkii loo baahnaa in Xamar loo diro,waa Oday soo shaqeeyay oo PL ku matali kara fagaarayaasha Somalidu ku kulanto…..

    1.SSDF.
    2.Puntland Aas-aaskeeda.
    3.Gudiga doorashada.
    4.Lataliye Mw PL.

    Goley,waa Muwaadin Puntlander ah oo soo halgamay,isla markaana qiimo weyn ay ugu fadhido Umada jiritaankeeda.

    Mw Deni,waxaa ka muuqata in uu wax ka bartay Dadkii uu horay ugu diray Xamar oo uu haatan xulayo Dad damiir leh oo uhakanaya Umadan masiirkeeda.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Faallo:-Dagaalka ka dhanka ah Wadaadada Iran muxuu ku salaysan yahay?

    March 25, 2026

    Maxay faa’idada ugu jirta Puntland xiriirka Imaaraadka?

    March 25, 2026

    Faallo:-Maxay tahay baahiyaha Caasimada Garowe Ee Puntland?

    March 25, 2026
    Latest Posts

    Faallo:-Dagaalka ka dhanka ah Wadaadada Iran muxuu ku salaysan yahay?

    Maxay faa’idada ugu jirta Puntland xiriirka Imaaraadka?

    Faallo:-Maxay tahay baahiyaha Caasimada Garowe Ee Puntland?

    PUNTLAND:-SAADAASHA ROOBKA EE MAALMAHA 23-29 MARCH 2026:

    Yay wada hadleen Trump oo yaa dhexdhexaadiyay Iran?

    Faahfaahin wada hadalada ubilowday Maraykanka iyo Iran

    Trump oo hakiyay weeraradii Tamarta Iran

    Laftagareen oo magacaabay Gudiga doorashada KG

    Faallo:-Laftagareen,waa in uu qabtaa doorasho xor iyo xalaal ah

    Doorka Shiinaha iyo dagaalka ka dhanka ah Wadaadada Iran

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.