Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Puntland»Axmed Madoobe iyo weftigiisii oo gaaray Garowe ugu danbayn
    Puntland

    Axmed Madoobe iyo weftigiisii oo gaaray Garowe ugu danbayn

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.June 22, 2025Updated:June 22, 2025No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Garoowe : 22 June 2025: Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullahi Deni,ayaa Garowe kusoo dhoweeyay Madaxweynaha Dowladda Jubaland.

    Axmed Maxamed Islaam iyo wafti uu hoggaaminayo oo booqasho maanta uga bilaabatay Puntland,ayaa kulamo la yeelan doons Madaxda PL.

    Socdaalkan,ayaa imaanaya,iyadoo Sadexdii Sano danbaysay ay ku kala fogaadeen Deni iyo Axmed khilaaf ja dhashay doorashadii Madaxtooyo ee Fadaraalka.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Faallo:-Dagaalka ka dhanka ah Wadaadada Iran muxuu ku salaysan yahay?

    March 25, 2026

    Maxay faa’idada ugu jirta Puntland xiriirka Imaaraadka?

    March 25, 2026

    Faallo:-Maxay tahay baahiyaha Caasimada Garowe Ee Puntland?

    March 25, 2026
    Latest Posts

    Faallo:-Dagaalka ka dhanka ah Wadaadada Iran muxuu ku salaysan yahay?

    Maxay faa’idada ugu jirta Puntland xiriirka Imaaraadka?

    Faallo:-Maxay tahay baahiyaha Caasimada Garowe Ee Puntland?

    PUNTLAND:-SAADAASHA ROOBKA EE MAALMAHA 23-29 MARCH 2026:

    Yay wada hadleen Trump oo yaa dhexdhexaadiyay Iran?

    Faahfaahin wada hadalada ubilowday Maraykanka iyo Iran

    Trump oo hakiyay weeraradii Tamarta Iran

    Laftagareen oo magacaabay Gudiga doorashada KG

    Faallo:-Laftagareen,waa in uu qabtaa doorasho xor iyo xalaal ah

    Doorka Shiinaha iyo dagaalka ka dhanka ah Wadaadada Iran

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.