Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Puntland»Puntland:-Shirweynaha maamul-baahinta Dowladda Puntland oo furmay
    Puntland

    Puntland:-Shirweynaha maamul-baahinta Dowladda Puntland oo furmay

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.June 29, 2025No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Garowe : 29 June 2025 : Madaxweynaha Dowladda Puntland HSiciid Cabdullahi Deni oo uu weheliyo Madaxweyne Ku-xigeenka Dowladda Ilyaas Cismaan Lugatoor, ayaa maanta furay
    Shirweynaha maamul-baahinta Dowladda Puntland, muddo Labo maalmood ah ka socon doona xarunta Madaxtooyada ee caasimada Garowe.

    Shirka,ayaa intuu socdo la iskula wadaagi doona xogo ku saabsan….

    1.Shaqooyinka Dowladnimo ee qabsoomay iyo kuwa qorsheysan.

    2.Fursadaha iyo caqabadaha, iyo sida ugu waanagsan ee maamul daadijinta heer deegaan, heer degmo illaa heer Gobol.

    Waa kulan isla xisaabtan ah oo firfircooni u horseedaya adeega dowladnimo ee loo hayo bulshada.

    Waxaa Shirka ka qeybgalaya Golaha Xukuumadda, La-taliyeyaal Madaxweyne, Agaasimeyaasha Guud, Hanti-dhowraha Guud, Taliyeyaasha Ciidanka, Guddoomiyeyaasha Gobollada, Guddoomiyeyaasha Degmooyinka, Agaasime-Waaxeedyada, Isu-duwayaasha Gobollada, Xoghayeyaasha Dowladaha Hoose iyo Masuuliyiinta kale ee Dowladda.

    -DHAMMAAD-

    -XAFIISKA WARFAAFINTA MADAXTOOYADA DOWLADDA PUNTLAND-

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Shirka amniga Gobolka Bari oo heer Madaxtooyo looga arinsaday

    October 19, 2025

    Taliska cusub Ee Qaybta Booliska Gobolka Bari oo xariga laga jaray

    October 19, 2025

    Xuutiyiinta Yemen oo weeraray Markab ku wajahan Dekeda Jabuti

    October 18, 2025
    Latest Posts

    Shirka amniga Gobolka Bari oo heer Madaxtooyo looga arinsaday

    Taliska cusub Ee Qaybta Booliska Gobolka Bari oo xariga laga jaray

    Xuutiyiinta Yemen oo weeraray Markab ku wajahan Dekeda Jabuti

    Maxay kala yihiin kaydadka dabiiciga ah Ee PL ka samayn karto dhaqaale xoog badan?

    Maxay ahaayeen Qodobadii looga wada hadlay kulankii Itoobiya iyo SL?

    Maraykanka oo udiiday Ukrain Gantaalada Tomahawk

    Heshiiskii Niyukleerka Ee Iran iyo quwadaha oo dhamaaday

    𝐀𝐮𝐬𝐭𝐫𝐚𝐥𝐢𝐚 𝐬𝐡𝐞𝐞𝐩-𝐞𝐱𝐩𝐨𝐫𝐭 𝐛𝐚𝐧 𝐡𝐞𝐥𝐩𝐬 𝐒𝐨𝐦𝐚𝐥𝐢𝐚 𝐰𝐢𝐧 $𝟏 𝐛𝐢𝐥𝐥𝐢𝐨𝐧 𝐨𝐟 𝐬𝐚𝐥𝐞𝐬

    Faallo:-Fudaydka Siyaasada dibada Ee Xasan iyo saamaynta loolanka quwadaha caalamka

    Sidee PL uga faa’idaysan kartaa Kalluunka ay hodanka ku tahay?

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2025 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.