Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Puntland»Qatar oo bahdishay Madaxweynaha Somaliland
    Puntland

    Qatar oo bahdishay Madaxweynaha Somaliland

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.June 30, 2025Updated:July 2, 2025No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Maqaamka ay ku qaabishay,waa sareeyay oo Ra’isalwasaaraha ahna Wasiirkii Arimaha dibada,ayaa qaabilay.

    Balse,waxaa dilay quruxdii lagu qaabilay Warqada laga soo daba saaray ee tilmaamaysay midnimada iyo Madaxbanaanida Somaliya.

    Xataa haday Qadar udhaqmayso si Laba Wajiilayn ah,waxaa la qaadanayaa waxa muuqda ee ay qortay.

    Way dhici kartaa in Cirro Lataliyayaashiisu ku qanciyeen tagida Qatar,waxaa noogu jira Dhaqaale aan ku badalanayno xoogaa bahdil Diblomaasiyadeed ah oo aan ku doodi karno….

    “Anaga mowqifkayaga,waan gaarsiinay ee waxba nagama gelin aragtida Qatar”.

    Doodaasna,waxaa macno tiraya saamaynta fog ee ay ku yeelanayso Warqada Qatar aqoonsi raadiska SL.

    Aadistii Cirro ee Qatar,waxaa la oran karaa,waa lagu deg- degay,waxayna shaashaysay Safaradii uu guulaha isdaba jooga ah kasoo hoyay ee isxigxigay.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Faallo:-Dagaalka ka dhanka ah Wadaadada Iran muxuu ku salaysan yahay?

    March 25, 2026

    Maxay faa’idada ugu jirta Puntland xiriirka Imaaraadka?

    March 25, 2026

    Faallo:-Maxay tahay baahiyaha Caasimada Garowe Ee Puntland?

    March 25, 2026
    Latest Posts

    Faallo:-Dagaalka ka dhanka ah Wadaadada Iran muxuu ku salaysan yahay?

    Maxay faa’idada ugu jirta Puntland xiriirka Imaaraadka?

    Faallo:-Maxay tahay baahiyaha Caasimada Garowe Ee Puntland?

    PUNTLAND:-SAADAASHA ROOBKA EE MAALMAHA 23-29 MARCH 2026:

    Yay wada hadleen Trump oo yaa dhexdhexaadiyay Iran?

    Faahfaahin wada hadalada ubilowday Maraykanka iyo Iran

    Trump oo hakiyay weeraradii Tamarta Iran

    Laftagareen oo magacaabay Gudiga doorashada KG

    Faallo:-Laftagareen,waa in uu qabtaa doorasho xor iyo xalaal ah

    Doorka Shiinaha iyo dagaalka ka dhanka ah Wadaadada Iran

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.