Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Puntland»Sidee u aragtaa BC PL oo noqota Dowlad gaar ah ?
    Puntland

    Sidee u aragtaa BC PL oo noqota Dowlad gaar ah ?

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.July 1, 2025No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Aragtida Puntland First (Muhimada Puntland baa leh),waa lama taabtaan.

    PL in ay noqoto Dowlad gaar ah,waa dareenka Bulshada inteeda badan ee xiligan kadib niyad Jab ay kala kulmeen DFS.

    Markii gudaha Wadanka laga soo tago,waxaa diidan in PL noqoto Dowlad gaar utaagan reer Galbeedka.

    “Godka gooni goosadka haku dhicina,waa idin garabgalaynaa oo Amniga iyo horumarinta adeegyada Bulshada,waan idinla haynaynaa”Ayuu ku yiri PL, Safiirka Maraykanka ee Somaliya.

    “Caalamku,wuxuu ka rabaa Somaliya Dowlada Fadaraal ah oo DG awooda leeyihiin,waxaana Saldhig u ah Puntland”Ayuu ku yiri PL Safiirka UK.

    Mw Deni oo ka jawaabaya fariimaha Beesha Caalamka,ayaa Xalay yiri…

    “PL,waxay diyaar utahay qayb ka qaadashada Dowlad Somaliyed oo sal weyn oo aan si fudud mar danbe udumin”.

    Dareenka Shacabka PL,dareenka Deeq bixiyayaasha iyo waaqaca Siyaasadeed,waxay ubaahan yihiin maarayn ka fog caadifad iyo Laab lakac.

    Xuska Xoriyada ee Dowlada PL mahan caadifad Wadaniyadeed oo kaliya wax ku yimid ee waxaa la socda aragti Siyaasadeed iyo ka falcelin fariimo hore.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Faallo:-Dagaalka ka dhanka ah Wadaadada Iran muxuu ku salaysan yahay?

    March 25, 2026

    Maxay faa’idada ugu jirta Puntland xiriirka Imaaraadka?

    March 25, 2026

    Faallo:-Maxay tahay baahiyaha Caasimada Garowe Ee Puntland?

    March 25, 2026
    Latest Posts

    Faallo:-Dagaalka ka dhanka ah Wadaadada Iran muxuu ku salaysan yahay?

    Maxay faa’idada ugu jirta Puntland xiriirka Imaaraadka?

    Faallo:-Maxay tahay baahiyaha Caasimada Garowe Ee Puntland?

    PUNTLAND:-SAADAASHA ROOBKA EE MAALMAHA 23-29 MARCH 2026:

    Yay wada hadleen Trump oo yaa dhexdhexaadiyay Iran?

    Faahfaahin wada hadalada ubilowday Maraykanka iyo Iran

    Trump oo hakiyay weeraradii Tamarta Iran

    Laftagareen oo magacaabay Gudiga doorashada KG

    Faallo:-Laftagareen,waa in uu qabtaa doorasho xor iyo xalaal ah

    Doorka Shiinaha iyo dagaalka ka dhanka ah Wadaadada Iran

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.