Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Puntland»Wararkii ugu danbeeyay Xiisada Gobolka Sanaag
    Puntland

    Wararkii ugu danbeeyay Xiisada Gobolka Sanaag

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.July 5, 2025No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Ilaa hada,waa ku dhici la’ayahay Abwaan Jibril in uu banaanka isa soo dhigo oo wuxuu ka gabanayaa Baarlamaanka in laga saaro.

    Badhan,waa laga cayrshay Abwaan Jibril,waxaana ka hor yimid dhamaan Bulshada oo dhan.

    Si gaar ah Isimada ugu horeeyo Suldaan Siciid Suldaan Cabdisalaan,ayaa udiiday in uu Shir ku qabto Badhan.

    Ceelbuh,ayuu isku sii daayay,waxaase loo diray Ciidan.

    Guud ahaan xaalada Sanaag,waa degan tahay mana rabto Bulshadu wax lid ku ah Maamulkooda Puntland.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Faallo:-Dagaalka ka dhanka ah Wadaadada Iran muxuu ku salaysan yahay?

    March 25, 2026

    Maxay faa’idada ugu jirta Puntland xiriirka Imaaraadka?

    March 25, 2026

    Faallo:-Maxay tahay baahiyaha Caasimada Garowe Ee Puntland?

    March 25, 2026
    Latest Posts

    Faallo:-Dagaalka ka dhanka ah Wadaadada Iran muxuu ku salaysan yahay?

    Maxay faa’idada ugu jirta Puntland xiriirka Imaaraadka?

    Faallo:-Maxay tahay baahiyaha Caasimada Garowe Ee Puntland?

    PUNTLAND:-SAADAASHA ROOBKA EE MAALMAHA 23-29 MARCH 2026:

    Yay wada hadleen Trump oo yaa dhexdhexaadiyay Iran?

    Faahfaahin wada hadalada ubilowday Maraykanka iyo Iran

    Trump oo hakiyay weeraradii Tamarta Iran

    Laftagareen oo magacaabay Gudiga doorashada KG

    Faallo:-Laftagareen,waa in uu qabtaa doorasho xor iyo xalaal ah

    Doorka Shiinaha iyo dagaalka ka dhanka ah Wadaadada Iran

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.