Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Puntland»Faallo:- MW awood qaybsiga Sanaag iyo Haylaan dib u Eeg
    Puntland

    Faallo:- MW awood qaybsiga Sanaag iyo Haylaan dib u Eeg

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.July 6, 2025No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Gudoomiyaha Baarlamaanka Puntland iyo Wasiir Qorsheel,waa dadaalayaan.

    Si loo xoojiyo dadaalkooda,waxaan ku talin lahaa…..

    1. In Wasiirka Beeraha oo Haylaan kasoo jeeda la badalo oo la keeno Cabdi Jamaal,sababtoo ah Wasiirku saamayn kuma leh gudaha,makala yaqaan dadka iyo dhulka,waxaana qabta doodaas qurba- joogta reer Haylaan.
    2. In Wasiirada Beesha Dhulbahante mid laga soo jaro oo lagu xoojiyo kuwa Sanaag,gaar ahaan Jifida Bah- majeerteen.
    3. In Wasiirkaas keenistiisa Suldaanka laga talo geliyo.
    4. In Wasiirada Ciyaaraha Gabadha ah ee kasoo jeeda Jifida Aadan Siciid la geeyo Wasaarad muhiim ah sida tan Haweenka ,sababtoo ah waa Qof saamayn leh.
    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Faallo:-Dagaalka ka dhanka ah Wadaadada Iran muxuu ku salaysan yahay?

    March 25, 2026

    Maxay faa’idada ugu jirta Puntland xiriirka Imaaraadka?

    March 25, 2026

    Faallo:-Maxay tahay baahiyaha Caasimada Garowe Ee Puntland?

    March 25, 2026
    Latest Posts

    Faallo:-Dagaalka ka dhanka ah Wadaadada Iran muxuu ku salaysan yahay?

    Maxay faa’idada ugu jirta Puntland xiriirka Imaaraadka?

    Faallo:-Maxay tahay baahiyaha Caasimada Garowe Ee Puntland?

    PUNTLAND:-SAADAASHA ROOBKA EE MAALMAHA 23-29 MARCH 2026:

    Yay wada hadleen Trump oo yaa dhexdhexaadiyay Iran?

    Faahfaahin wada hadalada ubilowday Maraykanka iyo Iran

    Trump oo hakiyay weeraradii Tamarta Iran

    Laftagareen oo magacaabay Gudiga doorashada KG

    Faallo:-Laftagareen,waa in uu qabtaa doorasho xor iyo xalaal ah

    Doorka Shiinaha iyo dagaalka ka dhanka ah Wadaadada Iran

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.