Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Puntland»Garaad Jaamac Garaad Cali oo ka hor yimid Shirka Laascaanood
    Puntland

    Garaad Jaamac Garaad Cali oo ka hor yimid Shirka Laascaanood

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.July 12, 2025Updated:July 12, 2025No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    “Talo meel kale ka timi nala ku dhiqimaayo… Warsangelina fadhataysan mayno, iyaga oo isku dhan baa dantayadu ku jirtaa.”Ayuu yiri Garaad Jaamac.

    Markale,ayuu yiri Garaad Jaamac“Warsangeli in aan fadhataysanno oo u joojin-wayno dhaqankooda nagama qabato wixii aanu shalay diidanayn in aan ku samayno, walaalayaaloow raalli ahaada; anigu waxaan leeyahay intaynaan cid kale aadin aan tashanno innagu cidda aan doonaynona aan si mugleh u doono.”

    Fasirka hadalka Garaad Jaamac….

    1. Puntland ma aqoonsana oo Afkiisa,waa ka dhowray.
    2. Warsangeli,wuxuu ka dhigay Dad cidlo taagan,waana gef kale oo way cadeeyeen in ay PL yihiin.

    3.Warsangeli,wuxuu ka qabaa aragti ah..” Waan xodxodan lahayne maxaad nooga didinaysaan”.

    4.Xamar in ay Hargaysa badashay oo ay tahay khatar kale oo soo korortay ma cadayn.

    Garaadka hadalkiisu,waa caro uu kasoo qaaday taladii LC oo ay qaateen Jifida Maxamuud Garaad oo Jifidiisa Bah- ararsame banaanka laga dhigay.

    Shalay Garaad Jaamac Garaad Ismaaciil,ayaa Shirkii uga baxay,Maanta Firdhiyaa gooyay Shirkii loo balansanaa.

    Garaad Jaamac,waa ka hordhacay si aan Shirka loogu dul furin oo xaalka looga dhigin ( Gashaanti Aamuskaa lagu meheriyaa).

    Fursada hadalkiisa ku jirta waa…

    In uu fashiliyay qorshihii Xasan Shiikh oo kala jabiyay Sool Bari.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Faallo:-Dagaalka ka dhanka ah Wadaadada Iran muxuu ku salaysan yahay?

    March 25, 2026

    Maxay faa’idada ugu jirta Puntland xiriirka Imaaraadka?

    March 25, 2026

    Faallo:-Maxay tahay baahiyaha Caasimada Garowe Ee Puntland?

    March 25, 2026
    Latest Posts

    Faallo:-Dagaalka ka dhanka ah Wadaadada Iran muxuu ku salaysan yahay?

    Maxay faa’idada ugu jirta Puntland xiriirka Imaaraadka?

    Faallo:-Maxay tahay baahiyaha Caasimada Garowe Ee Puntland?

    PUNTLAND:-SAADAASHA ROOBKA EE MAALMAHA 23-29 MARCH 2026:

    Yay wada hadleen Trump oo yaa dhexdhexaadiyay Iran?

    Faahfaahin wada hadalada ubilowday Maraykanka iyo Iran

    Trump oo hakiyay weeraradii Tamarta Iran

    Laftagareen oo magacaabay Gudiga doorashada KG

    Faallo:-Laftagareen,waa in uu qabtaa doorasho xor iyo xalaal ah

    Doorka Shiinaha iyo dagaalka ka dhanka ah Wadaadada Iran

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.