Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Puntland»Puntland:-Todobaadka guusha Diblomaasiyadeed
    Puntland

    Puntland:-Todobaadka guusha Diblomaasiyadeed

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.July 12, 2025Updated:July 12, 2025No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Todobaadkan,waxay PL samaysay dhaqdhaqaaq Diblomaasiyadeed oo sareeya,kuwaasoo durba mira dhalay.

    Qasriga Madaxtooyada Garowe,waxaa booqday…

    1. Wefti Maraykan ah.
    2. Wefti Ingiriis ah.
    3. Wefti Denmark ah.
    4. Wefti Midowga Yurub ah.

    14-ka Bishan,waxaa Bosaso kasoo degaya wefti Maraykan ah oo iskugu jira Siyaasada iyo Milleteriga oo ay kala hogaaminayaan Safiirka iyo Talyaha Africom.

    Sidoo kale Todobaadka danbe Mw Deni,wuxuu ku wajahan yahay Wadamo ay ku jirto Itoobiya.

    18- ka Bisha Mw Deni,wuxuu ubaqoolaya Jigjiga oo uu kula kulmayo Rw Abiy.

    Xiriirka Caalamka ee PL kor,ayuu usii kacay Sanadkan.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Mw Deni oo dhagaxdhigay dhisme cusub oo uu yeelanayo Garsoorka G.Mudug

    February 7, 2026

    Ciidamada cusub Ee Booliska PL oo la wareegay amniga Gobolka Mudug

    February 7, 2026

    Xasan Shiikh Oo Qatar u Aaday yaboohsi dhaqaale

    February 7, 2026
    Latest Posts

    Mw Deni oo dhagaxdhigay dhisme cusub oo uu yeelanayo Garsoorka G.Mudug

    Ciidamada cusub Ee Booliska PL oo la wareegay amniga Gobolka Mudug

    Xasan Shiikh Oo Qatar u Aaday yaboohsi dhaqaale

    Warbixinta amaanka Guud Ee Puntland?,Qaybta 1-Aad.

    Xog:-Shidaalka Koonfurta iyo Bartamaha Ee Turkiga ku hawlahan yahay.

    Ugu danbayn Madaxweynayaasha PL iyo JL oo ku wajahan Muqdisho

    Faallo:-Laftagareen haduu faahin siyaasadeed yahay haka boodo Tareenka Xasan.

    GMS oo war kasoo saaray dagaalka Baydhabo.

    Puntland oo Ciidamo cusub udirtay Gobolka Mudug

    Faallo:-Maraykanku in uu amaano Ciidamada PL si gaar ah mahan mid fudud.

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.