Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Puntland»Puntland oo uga adkaatay loolankii Mashaariicda DFS
    Puntland

    Puntland oo uga adkaatay loolankii Mashaariicda DFS

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.July 13, 2025No Comments2 Mins Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Mashruuca Barwaaqo oo horay loo oran jiray Biyoole,ayaa taagnaa Labadii Sano ee lasoo dhaafay.

    Taagnida Mashruucan,waxaa sabab u ahaa faragelinta DFS oo isku dayday in ay ka leexiso nidaamkii Fadaraalka ee awooduhu kala qaybsanaayeen.

    DFS,waxay kaliya xaq uleedahay markay timaado nidaamka Wadanku qaatay ogaysiin Mashruuca la fulinayo iyo Saxiix,balse inta kale Shaqada fulinta Mashruuca,waxaa iska leh Dowlad Goboleedka.

    Xamar,waxay damacday in ay Wadadaas ka leexato oo Dalka ka dhigto hanaan Dowlad Dhexe oo toos wax walba umaamusha…

    1.Mashruuca in iyada uu soo maro.

    1. Mashruuca Lacagtiisa in iyada lagu shubo.

    3.Mashruuca Dadka Maamulaya in iyadu qaadato.

    4.Mashruuca adeegiisa ilaa Qalin iyo Buug in iyadu soo gado.

    PL,waa ka hor timid rabitaanka Villa Somaliya,waxaana dood socotay Laba Sano ugu danbayn ay noqotay doodii PL in la qaato.

    Mashruucii oo ku kacaya $20 Milyan oo uu maalgelinayo Baanka horumarinta Jarmalka,soona maraya Baanka Aduunka,ayaa PL Gacanta laga geliyay.

    Wadada Galkacyo- Xarfo,waa la mid oo Villa Somaliya,waxay rabtaa in ay umaamusho sidii Dowlad dgexe kana leexiso nidaamkii Fadaraalka,wayse diiday PL oo ugu danbayn Canshuurta Shacabkeeda ay ka qaado ayay ku dhisaysaa Laamigii.

    2026,ayuu dhacayaa heshiiska Baanka Aduunka iyo DFS ee wada shaqaynta 5- ta Sano,waxaana loo baahanayaa Saxiix Wadajir ah oo Somalidu udhan tahay markale,kaasoo PL aysan qayb ka noqonayn.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Jubaland oo garab istaagtay mucaaradka Muqdisho.

    September 24, 2025

    Xasan Shiikh oo dabin siyaasadeed ugu dhacay Mucaaradka Xamar

    September 24, 2025

    Jen.Qalyare oo Aas qaran loogu sameeyay Garowe

    September 24, 2025
    Latest Posts

    Jubaland oo garab istaagtay mucaaradka Muqdisho.

    Xasan Shiikh oo dabin siyaasadeed ugu dhacay Mucaaradka Xamar

    Jen.Qalyare oo Aas qaran loogu sameeyay Garowe

    Xog:-Maxaa kala socotaa mashruuca horumarinta Ee New Muqdisho?

    Xasan Shiikh oo baadigoob ugu jira isla sawirka Trump

    Markab sida 150-Kunteenar oo kusoo xirtay Bosaso

    Faallo:-Puntland oo Wayday Geesi Qaran

    Jeneral Qalyare oo qarax Miino ku Geeriyooday

    Xoghayaha Dowlada Hoose Ee Galkacyo oo la magacaabay

    Waynaynta Maalinta Nabada oo Puntland laga….

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2025 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.