Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Puntland»Wararkii ugu danbeeyay Ee xaalada Degmada Dhahar
    Puntland

    Wararkii ugu danbeeyay Ee xaalada Degmada Dhahar

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.July 16, 2025No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Iskuul Magaalada duleedkeeda ku yaal,ayay Xalay ay ku hoydeen firxadkii Maleeshiyadii Xasan Shiikh soo abaabulay.

    Saakay Ciidanku inta uusan ku dhaqaaqin,waxaa uyimid Odoyaal codsaday in fursad ay isku dhiibaan la siiyo.

    Saacadaha soo socda haday isdhiibi waayaan,waxaa loogu galayaa Iskuulka.

    Ciidan xoog badan oo Dowlada ah,ayaa ku hareeraysan firxadka Maleeshiyada Xamar laga soo abaabulay.

    Dhanka kale Shacabka PL,waa in ay fahmaan Magaalada lasoo marayo oo Xabada ka dhacday Dhahar Dadka fulinaya ay fadhiyaan,waa Laascaanood oo ahayd Magaaladii ay Naf iyo Maalba ku bixiyeen.

    Laascaanood,waxaa jooga Wasiir Geesood iyo Jaamac OK oo ah Raga loosoo wakiishay qaska Dhahar.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Faallo:-Dagaalka ka dhanka ah Wadaadada Iran muxuu ku salaysan yahay?

    March 25, 2026

    Maxay faa’idada ugu jirta Puntland xiriirka Imaaraadka?

    March 25, 2026

    Faallo:-Maxay tahay baahiyaha Caasimada Garowe Ee Puntland?

    March 25, 2026
    Latest Posts

    Faallo:-Dagaalka ka dhanka ah Wadaadada Iran muxuu ku salaysan yahay?

    Maxay faa’idada ugu jirta Puntland xiriirka Imaaraadka?

    Faallo:-Maxay tahay baahiyaha Caasimada Garowe Ee Puntland?

    PUNTLAND:-SAADAASHA ROOBKA EE MAALMAHA 23-29 MARCH 2026:

    Yay wada hadleen Trump oo yaa dhexdhexaadiyay Iran?

    Faahfaahin wada hadalada ubilowday Maraykanka iyo Iran

    Trump oo hakiyay weeraradii Tamarta Iran

    Laftagareen oo magacaabay Gudiga doorashada KG

    Faallo:-Laftagareen,waa in uu qabtaa doorasho xor iyo xalaal ah

    Doorka Shiinaha iyo dagaalka ka dhanka ah Wadaadada Iran

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.