Magaciisu,waa Jaamac Ok,waana Ninka leh Maleeshiyada qaska kasamaysay Dhahar.
Hada,wuxuu ku sugan yahay Laascaanood oo ka hagayaa qaskaas.
Waa Muwaadin Maraykanka oo haystaa dhalashada Wadankaas.
Horay,wuxuu uga qayb qaatay fawdooyin hore,waana waxaan la aqbali karin in muwaadin Maraykan ah yimaado Somaliya oo ku dhex samaysto Maleeshiyo Calooshood ushaqaystayaal ah oo Dadka laaya.
Sidoo kale Muwaadin Maraykan ah in uu khatar ku noqdo xasiloonida Geeska Afrika ma ahan wax looga bartay Shacabka iyo Dowlada Maraykanka.
Waxaan rajaynaynaa in Dowlada Maraykanku deg- deg uga jawaabto cabashooyinka gaaray ee ka dhanka ah Muwaadinkooda qaybta ka amnidarada Somaliya.