Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Puntland»Ugu danbayn Markabkii Hubka siday oo lagu soo xiray Dekeda Bosaso
    Puntland

    Ugu danbayn Markabkii Hubka siday oo lagu soo xiray Dekeda Bosaso

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.July 19, 2025No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Markabkii siday Hubka ee lagu qabtay Xeebaha PL,gaar ahaan Xeebta Bareeda ee Gobolka Raascaseyr.

    Markabku,wuxuu soo gaaray Dekeda,wuxuuna toos ugu soo xirtay Dekeda,iyadoo la amray in la dajiyo oo laguna xareeyo Hubka saaran  Xerada Ciidamada Badda PL.

    Xogtan danbe ee sheegaysa in la amray dajinta Markabka,waa mid hada soo baxday oo ah isbadal cusub.

    Warkan sheegaya in Markabka Hubka saaran laga dajinayo ,waxaa aad ugu diirsanaya Shacabka PL ee sida weyn utaageersan Xukuumada Mw Deni.

    In Hubkan lasii daayo Xukuumada iyo Mw Deni,waxay ku luminayaan taageerada Shacabka PL ee qiiraysan,waxaana muuqata in Shacabka PL ka fogaadeen Siyaasada iyo Siyaasiyiinta  Xamar.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Faallo:-Dagaalka ka dhanka ah Wadaadada Iran muxuu ku salaysan yahay?

    March 25, 2026

    Maxay faa’idada ugu jirta Puntland xiriirka Imaaraadka?

    March 25, 2026

    Faallo:-Maxay tahay baahiyaha Caasimada Garowe Ee Puntland?

    March 25, 2026
    Latest Posts

    Faallo:-Dagaalka ka dhanka ah Wadaadada Iran muxuu ku salaysan yahay?

    Maxay faa’idada ugu jirta Puntland xiriirka Imaaraadka?

    Faallo:-Maxay tahay baahiyaha Caasimada Garowe Ee Puntland?

    PUNTLAND:-SAADAASHA ROOBKA EE MAALMAHA 23-29 MARCH 2026:

    Yay wada hadleen Trump oo yaa dhexdhexaadiyay Iran?

    Faahfaahin wada hadalada ubilowday Maraykanka iyo Iran

    Trump oo hakiyay weeraradii Tamarta Iran

    Laftagareen oo magacaabay Gudiga doorashada KG

    Faallo:-Laftagareen,waa in uu qabtaa doorasho xor iyo xalaal ah

    Doorka Shiinaha iyo dagaalka ka dhanka ah Wadaadada Iran

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.