Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Puntland»Puntland oo noqotay Deegaanka ugu sugan guud ahaan Somaliya
    Puntland

    Puntland oo noqotay Deegaanka ugu sugan guud ahaan Somaliya

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.July 20, 2025No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Somaliya wax xuduudihiisu xiran yihiin Bad iyo Birri PL,ayaa jirta.

    1: Diyaarado iyo Raadaar casri ah.

    2: Ciidan Badeed oo laysku halayn karo Aduunkuna Aaminay.

    3: Ciidan Dhulka ah oo tayaysan argagixisada iyo cadowgooda cirib tiray.

    Intaas marka laga soo tago PL,axay Haysataa Shacab isku duuban Gudao iyo Dibad.

    Sidoo kale,waxay kasbatay garab istaaga Dawladaha Maraykanka,Midowga Yurub iyo Imaaraatka,kuwaasoo ku garab istaagay in ay xaq uleedahay difaacashada Badeeda,Ciideeda iyo Hawadeeda.

    Si gaar ah Hubkan,waxay balan qaadeen Dowladahaas in ay sharciga latiigsan doonaan cidii Hubkaas yeelata,waana mida keentay in ay is gaabiyaan qoladii Hubkaas Xasan Shiikh wakiilka uga ahayd.

    Hubka marka la dajiyo kadib,waa la fasaxayaa Markabka iyo Shaqaalaha saaran.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Jubaland oo garab istaagtay mucaaradka Muqdisho.

    September 24, 2025

    Xasan Shiikh oo dabin siyaasadeed ugu dhacay Mucaaradka Xamar

    September 24, 2025

    Jen.Qalyare oo Aas qaran loogu sameeyay Garowe

    September 24, 2025
    Latest Posts

    Jubaland oo garab istaagtay mucaaradka Muqdisho.

    Xasan Shiikh oo dabin siyaasadeed ugu dhacay Mucaaradka Xamar

    Jen.Qalyare oo Aas qaran loogu sameeyay Garowe

    Xog:-Maxaa kala socotaa mashruuca horumarinta Ee New Muqdisho?

    Xasan Shiikh oo baadigoob ugu jira isla sawirka Trump

    Markab sida 150-Kunteenar oo kusoo xirtay Bosaso

    Faallo:-Puntland oo Wayday Geesi Qaran

    Jeneral Qalyare oo qarax Miino ku Geeriyooday

    Xoghayaha Dowlada Hoose Ee Galkacyo oo la magacaabay

    Waynaynta Maalinta Nabada oo Puntland laga….

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2025 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.