Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Puntland»Mw Deni iyo Saraakiisha Ciidamada oo ka Shiray hawlgalka Calmadow
    Puntland

    Mw Deni iyo Saraakiisha Ciidamada oo ka Shiray hawlgalka Calmadow

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.July 21, 2025No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Madaxweynaha Dowladda Puntland Saciid Cabdullahi Deni ayaa kulan ku saabsan dardargelinta dhameystirka Hawlgalka Ciribtirka Argagixisada ee Puntland ee ka socda Camiskaad, la qaatay Saraakiisha Hawlgalka wada, Kulanka waxaa ka qeybgalay Guddoomiye Ku-xigeenka koowaad ee Golaha Wakiillada Maxamed Baari Shire iyo Lataliyeyaal Madaxweyne .

    Madaxweynaha,ayaa warbixin ka dhegaystay saraakiisha iyo khubarada, iyadoo lasoo bandhigay Guulaha Ciidankeenna geesiyaasha ah gaareen, Hawlgalada qabsoomay iyo kuwa qorsheysan, waxaana ujeedku yahay dhameystirka hawlgalka Calmiskaad iyo u diyaaragowga Calmadow.

    Madaxweynaha iyo Saraakiisha Amnigu waxay boggaadiyeen kaalinta Shacabweynaha Puntland dal iyo dibadba ay ka qaateen hawlgalka intuu socday iyo sida bulshadu garab istaag ugu muujinayso Ciidankeenna geesiyaasha ah.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Faallo:-Dagaalka ka dhanka ah Wadaadada Iran muxuu ku salaysan yahay?

    March 25, 2026

    Maxay faa’idada ugu jirta Puntland xiriirka Imaaraadka?

    March 25, 2026

    Faallo:-Maxay tahay baahiyaha Caasimada Garowe Ee Puntland?

    March 25, 2026
    Latest Posts

    Faallo:-Dagaalka ka dhanka ah Wadaadada Iran muxuu ku salaysan yahay?

    Maxay faa’idada ugu jirta Puntland xiriirka Imaaraadka?

    Faallo:-Maxay tahay baahiyaha Caasimada Garowe Ee Puntland?

    PUNTLAND:-SAADAASHA ROOBKA EE MAALMAHA 23-29 MARCH 2026:

    Yay wada hadleen Trump oo yaa dhexdhexaadiyay Iran?

    Faahfaahin wada hadalada ubilowday Maraykanka iyo Iran

    Trump oo hakiyay weeraradii Tamarta Iran

    Laftagareen oo magacaabay Gudiga doorashada KG

    Faallo:-Laftagareen,waa in uu qabtaa doorasho xor iyo xalaal ah

    Doorka Shiinaha iyo dagaalka ka dhanka ah Wadaadada Iran

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.