Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Puntland»Faallo:-Xasan ma qayb buu ka yahay Ganacsiga Hubka?
    Puntland

    Faallo:-Xasan ma qayb buu ka yahay Ganacsiga Hubka?

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.July 24, 2025No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Hubka saaran Markabka PL qabatay,waxaa iska leh Xasan Shiikh,waxaa uga wakiil ah Rag nidaamkiisa qayb ka ah oo laga magacdhabi karo Wasiir Madaxaa na furan,Saadiq John iyo Ganacsade C.naasir Adoon.

    Hubka,waxay kasoo gadi jireen markii hore Libiya,Yemen iyo Masar,iyagoo soo marin jiray Jabuti,balse hada,waxay heleen Suuqa Turkiga iyo Asarbajaan.

    Hubka marka la keeno Xamar,waxaa laga iibshaa Shabaab si toos ah.

    Xogta Hubkan,waxaa fashilisay Masar oo la wadaagtay Israa’iil,kadibna UK iyo Imaaraad.m,waana lagu garab taagan yahay PL qabashada iyo baarista ay wado.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Faallo:-Dagaalka ka dhanka ah Wadaadada Iran muxuu ku salaysan yahay?

    March 25, 2026

    Maxay faa’idada ugu jirta Puntland xiriirka Imaaraadka?

    March 25, 2026

    Faallo:-Maxay tahay baahiyaha Caasimada Garowe Ee Puntland?

    March 25, 2026
    Latest Posts

    Faallo:-Dagaalka ka dhanka ah Wadaadada Iran muxuu ku salaysan yahay?

    Maxay faa’idada ugu jirta Puntland xiriirka Imaaraadka?

    Faallo:-Maxay tahay baahiyaha Caasimada Garowe Ee Puntland?

    PUNTLAND:-SAADAASHA ROOBKA EE MAALMAHA 23-29 MARCH 2026:

    Yay wada hadleen Trump oo yaa dhexdhexaadiyay Iran?

    Faahfaahin wada hadalada ubilowday Maraykanka iyo Iran

    Trump oo hakiyay weeraradii Tamarta Iran

    Laftagareen oo magacaabay Gudiga doorashada KG

    Faallo:-Laftagareen,waa in uu qabtaa doorasho xor iyo xalaal ah

    Doorka Shiinaha iyo dagaalka ka dhanka ah Wadaadada Iran

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.