Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Puntland»Beesha caalamka oo ka hor timid qorshaha Xasan Shiikh Ee Gedo
    Puntland

    Beesha caalamka oo ka hor timid qorshaha Xasan Shiikh Ee Gedo

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.August 3, 2025Updated:August 3, 2025No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Dagaalkii Beledxaawo kadib,waxaa muuqata in Xasan Shiikh la kulmayo cadaadis xoog badan.

    Cadaadiskaas,wuxuu uga imaanayaa Wakiilada Beesha caalamka,gaar ahaan Maraykanka iyo Ingiriiska.

    “Kaama aanan sugayn in aad abaabusho Maamul lagu carqaladaynayo JL ee waxaan ku balanay Adiga iyo Axmed in aad wada hadashaan”Ayaa lagu yiri Xasan Shiiikh.

    Fariinta BC ka timid,waxay ku noqotay caqabad qorshihii Xasan ee ahaa in uu abaabulo Gedo Shir lagu dhisayo Maamul barbar socda kan Dowlada JL oo been abuur ah.

    BC si cad ayay ugu sheegtay in aysan danayn fadqalalo nidaam oo JL lagu sameeyo.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Faallo:-Dagaalka ka dhanka ah Wadaadada Iran muxuu ku salaysan yahay?

    March 25, 2026

    Maxay faa’idada ugu jirta Puntland xiriirka Imaaraadka?

    March 25, 2026

    Faallo:-Maxay tahay baahiyaha Caasimada Garowe Ee Puntland?

    March 25, 2026
    Latest Posts

    Faallo:-Dagaalka ka dhanka ah Wadaadada Iran muxuu ku salaysan yahay?

    Maxay faa’idada ugu jirta Puntland xiriirka Imaaraadka?

    Faallo:-Maxay tahay baahiyaha Caasimada Garowe Ee Puntland?

    PUNTLAND:-SAADAASHA ROOBKA EE MAALMAHA 23-29 MARCH 2026:

    Yay wada hadleen Trump oo yaa dhexdhexaadiyay Iran?

    Faahfaahin wada hadalada ubilowday Maraykanka iyo Iran

    Trump oo hakiyay weeraradii Tamarta Iran

    Laftagareen oo magacaabay Gudiga doorashada KG

    Faallo:-Laftagareen,waa in uu qabtaa doorasho xor iyo xalaal ah

    Doorka Shiinaha iyo dagaalka ka dhanka ah Wadaadada Iran

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.