Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Puntland»Hub uga soo dagey Cabdi Madoobe Xeebta Laasqoray
    Puntland

    Hub uga soo dagey Cabdi Madoobe Xeebta Laasqoray

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.August 3, 2025Updated:August 3, 2025No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Laasqoray,waxaa kasoo degay Hub Todobaadyadii lasoo dhaafay mid ka mid ah.

    Hubkaas,wuxuu ugudbay Cabdi Madoobe,waxaana laga keenay Yemen.

    Cabdi Madoobe,waa Nin ku urursaday Sool Bari Ciidan door ah oo horay uga tirsanaa argagixisada Alshabaab,haatana qayb ka ah Jamhada Sool Bari ee Firdhiye.

    Hadaan si deg-deg ah looga hawlgelin Laasqoray,waxay noqon doontaa marinka Hubka sharcidarada ah ee Geeska Afrika,waxaana ka faa’idaysan doona kooxaha argagixisada ah iyo dhamaan danbiilayaasha.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Faallo:-Dagaalka ka dhanka ah Wadaadada Iran muxuu ku salaysan yahay?

    March 25, 2026

    Maxay faa’idada ugu jirta Puntland xiriirka Imaaraadka?

    March 25, 2026

    Faallo:-Maxay tahay baahiyaha Caasimada Garowe Ee Puntland?

    March 25, 2026
    Latest Posts

    Faallo:-Dagaalka ka dhanka ah Wadaadada Iran muxuu ku salaysan yahay?

    Maxay faa’idada ugu jirta Puntland xiriirka Imaaraadka?

    Faallo:-Maxay tahay baahiyaha Caasimada Garowe Ee Puntland?

    PUNTLAND:-SAADAASHA ROOBKA EE MAALMAHA 23-29 MARCH 2026:

    Yay wada hadleen Trump oo yaa dhexdhexaadiyay Iran?

    Faahfaahin wada hadalada ubilowday Maraykanka iyo Iran

    Trump oo hakiyay weeraradii Tamarta Iran

    Laftagareen oo magacaabay Gudiga doorashada KG

    Faallo:-Laftagareen,waa in uu qabtaa doorasho xor iyo xalaal ah

    Doorka Shiinaha iyo dagaalka ka dhanka ah Wadaadada Iran

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.