Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Puntland»Afar Qodob oo Puntland ay ka faa’iday Markabka Hubka
    Puntland

    Afar Qodob oo Puntland ay ka faa’iday Markabka Hubka

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.August 5, 2025No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    PL maxay ka faa’iday Markabka?

    1. Heshiis toos ah oo dhexmaray Puntland & Turkey.
    2. Turkiga oo si cad uqirtay lahaanshaha Hubka oo khilaafay DFS.
    3. Turkiga oo yeeshay Mulkiyada iyo masuuliyada Hub galaya Somaliya.
    4. Puntland oo abaalmarin ka heshay siideynta Markabka.

    Afartan Qodob ee macno leh,ayay PL ka heshay qabashadii Markabka iyo sii dayntiisii.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Turkiga oo Puntland ku wareejiyay Laba Diyaaradood oo Hub ah

    August 7, 2025

    Ciidamada PL oo ka faa’iday Internet-ka Starlink

    August 7, 2025

    Maxay ka badali kartaa Beledxaawo Warqada Xamar kasoo baxday

    August 6, 2025
    Latest Posts

    Turkiga oo Puntland ku wareejiyay Laba Diyaaradood oo Hub ah

    Ciidamada PL oo ka faa’iday Internet-ka Starlink

    Maxay ka badali kartaa Beledxaawo Warqada Xamar kasoo baxday

    Ciidamada Difaaca Puntland oo hawlgalo ka fuliyay Buuraha Calmiskaad

    Puntland oo la wareegtay Ciidamadii Yube Ee G.Sanaag

    Faallo:-Itoobiya oo dhabarka ka jabisay Xasan Shiikh

    Shaqaalaha DFS oo aan qaadan Mushahaar Bishan

    Afar Qodob oo Puntland ay ka faa’iday Markabka Hubka

    Dowlada Puntland oo sii daysay Markabkii Hubka

    Wefti sare oo Turkiga ka socda oo gaaray Bosaso

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2025 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.