Beledxaawo,waxaa galaya Ciidamada Jubaland oo garab ka helaya Ciidamada dariska nahay ee qaybta ka ah xoojinta amniga Somaliya.
Caawa Ciidamada JL,waxay kaabi ku hayaan Xero UK.
Warqadan,waxay ka badalayso majiraan hawlgalka qorshaysan ee lagu xoraynayo Gobolka Gedo.