Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Puntland»Ciidamada PL oo ku dhaqaaqay Gacan marinta Godadka argagixisadu ku gubato
    Puntland

    Ciidamada PL oo ku dhaqaaqay Gacan marinta Godadka argagixisadu ku gubato

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.August 10, 2025No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Dib uma maqli doontaan Calmiskaad,waxaa ka jira dhaqdhaqaaq Unugyo argagixiso mudo dhow,waxaana bilowday Wajigii ugu danbeeya ee Shallaynta.

    Nasasho,kala badalid,dib uhabayn,gaarsiin Saad iyo dajin qorshe dagaal oo la jaanqaadi kara Wajigan kadib Ciidamo ay kala wataan Talye Aadan C.Xaashi iyo Talye Muumin oo gaaraya ku dhawaad 2500-Askari,ayaa ku dhaqaaqay Gacan marinta God walba oo argagixisadu ku gaban karto.

    Xaqiiqdii hawlgalkan,waa mid taariikhda galay oo lagu dhigi doono xarumaha waxbarashada.

    Sida loo diyaariyay oo loo abaabulay,waxay ku tusaysaa hogaamiye wax dumi kara in uu yahay Mw Deni.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Mw Deni oo dhagaxdhigay dhisme cusub oo uu yeelanayo Garsoorka G.Mudug

    February 7, 2026

    Ciidamada cusub Ee Booliska PL oo la wareegay amniga Gobolka Mudug

    February 7, 2026

    Xasan Shiikh Oo Qatar u Aaday yaboohsi dhaqaale

    February 7, 2026
    Latest Posts

    Mw Deni oo dhagaxdhigay dhisme cusub oo uu yeelanayo Garsoorka G.Mudug

    Ciidamada cusub Ee Booliska PL oo la wareegay amniga Gobolka Mudug

    Xasan Shiikh Oo Qatar u Aaday yaboohsi dhaqaale

    Warbixinta amaanka Guud Ee Puntland?,Qaybta 1-Aad.

    Xog:-Shidaalka Koonfurta iyo Bartamaha Ee Turkiga ku hawlahan yahay.

    Ugu danbayn Madaxweynayaasha PL iyo JL oo ku wajahan Muqdisho

    Faallo:-Laftagareen haduu faahin siyaasadeed yahay haka boodo Tareenka Xasan.

    GMS oo war kasoo saaray dagaalka Baydhabo.

    Puntland oo Ciidamo cusub udirtay Gobolka Mudug

    Faallo:-Maraykanku in uu amaano Ciidamada PL si gaar ah mahan mid fudud.

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.