Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Puntland»Xasan Shiikh oo xaalku ku adag yahay !!
    Puntland

    Xasan Shiikh oo xaalku ku adag yahay !!

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.August 10, 2025No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Xasan Shiikh,waxaa haysata caqabado adag oo ay adag tahay in uu ka dabaasho markan….

    1.Waa cadaadiska BC oo ay ugu danbaysay Maraykanka iyo Ingiriiska oo ku yiri Maalmo ka hor 10- ka Bisha,waa in la gaaraa heshiis.

    2.Waa mudo xileedkiisii oo sii gabaabsiya.

    3.Waa Siyaasiyiinta Madasha ku bahoobay oo ku dhagan ka tanaasul Dastuurka oo ku laabo kii saxda ahaa.

    4.Waa Siyaasiyiintan oo hadii uu sii daayo oo wada hadalku fashilmo Garowe ka dagaya.

    5.Waa hadii uu ka laabto Dastuurka oo ay Gacantiisa ka baxayaan Xildhibaano door ah iyo Sadexda DG oo kula socday wax kabadalka Dastuurka.

    6.Waa Mooshinka Rw laga keenay oo awood yeeshay ayna hor boodayaan Ragii garbihiisa ahaa oo uu ku jiro Gudoomiye Aadan Madoobe oo raba in Xasan ku taageero Mw KG oo Laftagareen la badalo.

      7.Waa Itoobiya iyo Kenya oo ka raacay Axmed kana shaqaynaya Gedo in Gacanta JL lawada geliyo.

      8.Waa Deni,Axmed iyo Farmaajo u heshiiyay oo banaanka ku sugaya isreebreebka kadib.

      48- saac,ayuu qabsaday Maanta,waase sugaynaa jihaduu aado.

      Follow on Google News Follow on Flipboard
      Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

      Related Posts

      Faallo:-Dagaalka ka dhanka ah Wadaadada Iran muxuu ku salaysan yahay?

      March 25, 2026

      Maxay faa’idada ugu jirta Puntland xiriirka Imaaraadka?

      March 25, 2026

      Faallo:-Maxay tahay baahiyaha Caasimada Garowe Ee Puntland?

      March 25, 2026
      Latest Posts

      Faallo:-Dagaalka ka dhanka ah Wadaadada Iran muxuu ku salaysan yahay?

      Maxay faa’idada ugu jirta Puntland xiriirka Imaaraadka?

      Faallo:-Maxay tahay baahiyaha Caasimada Garowe Ee Puntland?

      PUNTLAND:-SAADAASHA ROOBKA EE MAALMAHA 23-29 MARCH 2026:

      Yay wada hadleen Trump oo yaa dhexdhexaadiyay Iran?

      Faahfaahin wada hadalada ubilowday Maraykanka iyo Iran

      Trump oo hakiyay weeraradii Tamarta Iran

      Laftagareen oo magacaabay Gudiga doorashada KG

      Faallo:-Laftagareen,waa in uu qabtaa doorasho xor iyo xalaal ah

      Doorka Shiinaha iyo dagaalka ka dhanka ah Wadaadada Iran

      Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
      • Home
      • Puntland
      • Somalia
      • News in English
      © 2026 Idil News

      Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.