Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Puntland»Maraykanku miyuu aqoonsanayaa Somaliland?
    Puntland

    Maraykanku miyuu aqoonsanayaa Somaliland?

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.August 15, 2025No Comments2 Mins Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Somaliland dadaal aad usareeya,ayay gelisay raadinta aqoonsiga markan.

    Waxaa xusid mudan dadaalka ka socda gudaha Maraykanka oo ay wadaan koox isku xiran oo ay ku jiraan Madax sare oo Trump udhow.

    Kooxdan,waxaa maalgeliyay Dowlada Imaaraadka,waxayna kala yihiin….

    Timor Nagy oo ahaa xoghaye ku xigeenka arrimaha dibeda ee Maraykanka mudo xileedkii hore ee Donald Trump,haddana lagu soo celiyey Wasaaradda arrimaha dibada.

    Janday Frazer oo shaqadaas oo kale ka haysay Dowlada Maraykanka wakhtigii Mw Cabdullaahi Yuusuf.

    Peter J. Pham oo mudo xileedkii hore ee Donald Trump u qaabisanaa Wadamada Great lakes oo ah Todobo Waddan oo Bariga iyo Bartamaha Africa, haddana ka mid ah lataliyayaasha Trump.

    Kevin Roberts oo ah the President of Heritage Foundation ahna maskaxdii ka danbaysay mashruuca Project 2025 oo ah fikradda hadda hagaysa Donald Trump.

    Scott Perry oo ah Nin Congressman ah oo ka soo gala Gobolka Pennsylvania oo Congresska horgeeyey wax loo yaqaan House resolution oo uu ku leeyahay (waa in la aqoonsadaa Somaliland)waana Republican u dhow Donald Trump.

    John Molenaar oo isna ah Congressman ka soo gala Gobolka Michigan qaabilsanna arrimaha Shinaha oo ku andacoonaya Shiine,ayaa soo galaya wuxuuna si dhow ula shaqeeyaa Taiwan.

    Dhamaan,waxa socda ,waa galaangal ay wadaan Dadkaas saamaynta ku leh Siyaasada Mw Trump ee weli Dowlada Maraykanku ma go’aansan aqoonsiga SL,isla markaana majirto Siyaasad Maraykan oo ku wajahan si gaar ah SL.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Faallo:-Dagaalka ka dhanka ah Wadaadada Iran muxuu ku salaysan yahay?

    March 25, 2026

    Maxay faa’idada ugu jirta Puntland xiriirka Imaaraadka?

    March 25, 2026

    Faallo:-Maxay tahay baahiyaha Caasimada Garowe Ee Puntland?

    March 25, 2026
    Latest Posts

    Faallo:-Dagaalka ka dhanka ah Wadaadada Iran muxuu ku salaysan yahay?

    Maxay faa’idada ugu jirta Puntland xiriirka Imaaraadka?

    Faallo:-Maxay tahay baahiyaha Caasimada Garowe Ee Puntland?

    PUNTLAND:-SAADAASHA ROOBKA EE MAALMAHA 23-29 MARCH 2026:

    Yay wada hadleen Trump oo yaa dhexdhexaadiyay Iran?

    Faahfaahin wada hadalada ubilowday Maraykanka iyo Iran

    Trump oo hakiyay weeraradii Tamarta Iran

    Laftagareen oo magacaabay Gudiga doorashada KG

    Faallo:-Laftagareen,waa in uu qabtaa doorasho xor iyo xalaal ah

    Doorka Shiinaha iyo dagaalka ka dhanka ah Wadaadada Iran

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.