Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Puntland»Dagaal kharaar oo ka socda Toga Baallade Ee Calmiskaad
    Puntland

    Dagaal kharaar oo ka socda Toga Baallade Ee Calmiskaad

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.August 22, 2025No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Dagaal kharaar,ayaa,wuxuu ka socdaa Galbeedka Baalade ee Calmiskaad,kaasoo udhaxeeya Ciidamada PL iyo firxadkii argagixisada.

    Dagaalku weli,waa socdaa,waxayna Ciidamadu kaga yimaadeen Laba dhinac,iyaguna,waxay ku jiraan Difaacyo ay qoteen oo adag.

    Dhanka Ciidamada difaaca PL,waxaa ilaa iyo hada ka shahiiday 11-Askari,waxaana jira dhaawacyo.

    Guul,waxaa ah in la helay Godadkii ay ku jireen Xaasaskoodii iyo Madaxdoodii oo ah halkii ugu danbaysay ee ay ku dhuumanayeen.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Faallo:-Dagaalka ka dhanka ah Wadaadada Iran muxuu ku salaysan yahay?

    March 25, 2026

    Maxay faa’idada ugu jirta Puntland xiriirka Imaaraadka?

    March 25, 2026

    Faallo:-Maxay tahay baahiyaha Caasimada Garowe Ee Puntland?

    March 25, 2026
    Latest Posts

    Faallo:-Dagaalka ka dhanka ah Wadaadada Iran muxuu ku salaysan yahay?

    Maxay faa’idada ugu jirta Puntland xiriirka Imaaraadka?

    Faallo:-Maxay tahay baahiyaha Caasimada Garowe Ee Puntland?

    PUNTLAND:-SAADAASHA ROOBKA EE MAALMAHA 23-29 MARCH 2026:

    Yay wada hadleen Trump oo yaa dhexdhexaadiyay Iran?

    Faahfaahin wada hadalada ubilowday Maraykanka iyo Iran

    Trump oo hakiyay weeraradii Tamarta Iran

    Laftagareen oo magacaabay Gudiga doorashada KG

    Faallo:-Laftagareen,waa in uu qabtaa doorasho xor iyo xalaal ah

    Doorka Shiinaha iyo dagaalka ka dhanka ah Wadaadada Iran

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.