Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Puntland»Faallo:-Puntland miyaa la diciifin karaa saamaynteeda Siyaasadeed?
    Puntland

    Faallo:-Puntland miyaa la diciifin karaa saamaynteeda Siyaasadeed?

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.August 24, 2025No Comments2 Mins Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Waa saan horay usheegay Xamar Raga jooga ee Mucaaradka sheeganaya waxba kuma kala duwana Xasan,islamarkaana qaybo badan oo ka mid ah way ku xiran yihiin isaga.

    Cumar,ayaa PL ka khuseeya nagumana ahan khatar,sababtoo ah saamayntiisa gudaha PL,waa Eber.

    Sideedaba Xasan Siyaasada dibada siday uga wareertay ayay tan gudahana ugu jahwareersan tahay oo waxa uu ka shaqaynayo ma yaqaan halka ay ku danbaynayaan.

    P L ma burburin karo oo ma diciifin karo Siyaasiyan xataa hadii Sool Bari iyo Sanaag Bari laga jaro.

    Sool Bari awalba Dhul ahaan PL Gacan uguma jirin kaliya Xildhibaanada Xamar aada ee Beeshaas,ayaa PL mari jiray,iyaguna taariikhda uma Codayn Siyaasi reer PL ah.

    Waxa ugu weyn ee PL ay kala tagayso Sool Bari xataa hadii Dastuurka PL laga saaro,waa 8- Xildhibaan.

    Si kale hadii loo dhigo Beesha Majeerteen ee Xasan la loolamayo,waxay gaar udagtaa 13- Degmo iyo Laba Gobol iyo Bar isku xiran oo leh Maamul gaamuray,Laba Dekadood,Sadex Garoon iyo awood Dhaqaale,mana jirto Beel Somaliyed oo Dhulkaas iyo fursadaas oo kale haysata.

    Miisaanka Siyaasadeed ee Beesha MJ ku leedahay Somaliya lama qarin karo xataa hadii Daaroodka kale oo dhan Xamar ku xaroodaan,waxaa ka xoog badan maqnaanshaha MJ.

    50-kii MJ kaliya SYL hormuud u ahaa.
    60-kii MJ kaliyaa Dowladii rayidka waday.
    70-kii MJ kaliyaa fuliyay Inqilaabkii.
    80-kii MJ kaliyaa Jamhad noqday.
    90-kii MJ kaliyaa difaacday Dhulkiisii.
    2000-MJ kaliyaa keenay Fadaraalka iyo DG.
    220- MJ kaliyaa iska difaacay argagixisada.
    2030-MJ kaliyaa Xamar kula loolami doona mustaqbalka iyo masiirka Dalka.

    Sida Xasan wax uwado,waa noogu badisaa.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Faallo:-Dagaalka ka dhanka ah Wadaadada Iran muxuu ku salaysan yahay?

    March 25, 2026

    Maxay faa’idada ugu jirta Puntland xiriirka Imaaraadka?

    March 25, 2026

    Faallo:-Maxay tahay baahiyaha Caasimada Garowe Ee Puntland?

    March 25, 2026
    Latest Posts

    Faallo:-Dagaalka ka dhanka ah Wadaadada Iran muxuu ku salaysan yahay?

    Maxay faa’idada ugu jirta Puntland xiriirka Imaaraadka?

    Faallo:-Maxay tahay baahiyaha Caasimada Garowe Ee Puntland?

    PUNTLAND:-SAADAASHA ROOBKA EE MAALMAHA 23-29 MARCH 2026:

    Yay wada hadleen Trump oo yaa dhexdhexaadiyay Iran?

    Faahfaahin wada hadalada ubilowday Maraykanka iyo Iran

    Trump oo hakiyay weeraradii Tamarta Iran

    Laftagareen oo magacaabay Gudiga doorashada KG

    Faallo:-Laftagareen,waa in uu qabtaa doorasho xor iyo xalaal ah

    Doorka Shiinaha iyo dagaalka ka dhanka ah Wadaadada Iran

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.