Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Puntland»Warbixin:-Kobaca dhaqaale Muwaadinka Somaliyed 5-tii Sano udanbaysay
    Puntland

    Warbixin:-Kobaca dhaqaale Muwaadinka Somaliyed 5-tii Sano udanbaysay

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.August 24, 2025No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Warbixinta Bangiga Adduunka ee Soomaaliya xagga dakhliga muwaadinka (per capita) iyo nisbada korriimada dhaqaale sannadkiiba( economic growth)waa sidan:

    2018 – 2022 dakhliga qofka (per capita) wexey ku sheegeen: $509 – $573 (wax weyni muwaadinka iskama beddelin).
    Korriimada dhaqaalaha mudadaas – wexey ahayd hoos u dhac (minus) -1.5% ilaa -0.3%.

    2023 dakhliga qofka (per capita) wuxuu noqday $597 (Waxaa ku kordhay $24) – korriimada dhaqaale (growth) 1.1% (wuxuu ka baxay minus kii laakiin wax weyn ma korin).

    2024 dakhliga qofka (per capita) wuxuu noqday $637 (waxaa ku kordhay $40) korriimada dhaqaale (growth) 0.4%.

    Waa warbixin naxdin leh marka aad akhrido, dawladda miisaniyaddeeda (50-70%) shisheeyaa kaba.! Maxaa tala ah?

    WQ:-Sh.M.Idiris

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Faallo:-Dagaalka ka dhanka ah Wadaadada Iran muxuu ku salaysan yahay?

    March 25, 2026

    Maxay faa’idada ugu jirta Puntland xiriirka Imaaraadka?

    March 25, 2026

    Faallo:-Maxay tahay baahiyaha Caasimada Garowe Ee Puntland?

    March 25, 2026
    Latest Posts

    Faallo:-Dagaalka ka dhanka ah Wadaadada Iran muxuu ku salaysan yahay?

    Maxay faa’idada ugu jirta Puntland xiriirka Imaaraadka?

    Faallo:-Maxay tahay baahiyaha Caasimada Garowe Ee Puntland?

    PUNTLAND:-SAADAASHA ROOBKA EE MAALMAHA 23-29 MARCH 2026:

    Yay wada hadleen Trump oo yaa dhexdhexaadiyay Iran?

    Faahfaahin wada hadalada ubilowday Maraykanka iyo Iran

    Trump oo hakiyay weeraradii Tamarta Iran

    Laftagareen oo magacaabay Gudiga doorashada KG

    Faallo:-Laftagareen,waa in uu qabtaa doorasho xor iyo xalaal ah

    Doorka Shiinaha iyo dagaalka ka dhanka ah Wadaadada Iran

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.