Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Puntland»Puntland oo Ciidamo cusub gelisay hawlgalka Calmiskaad
    Puntland

    Puntland oo Ciidamo cusub gelisay hawlgalka Calmiskaad

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.August 24, 2025No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Taliska Ciidamada Difaaca Puntland,wuxuu Buuraha udiray Ciidamo cusub oo soo badalaya kuwii horay ugu jiray dagaalka.

    Ciidamadii dagaalamayay 7-dii Bilood ee lasoo dhaafay,ayaa qayb lanasiyay si ay usoo kabtaan.

    Bishan 8-Urur oo Daraawiish ah,ayaa lageeyay iyo Sadex Urur oo Badda ah,kuwaasoo Afartii Bilood ee lasoo dhaafay lagu diyaarshay.

    Maanta,waxaa ka baxay Qardho Labo Urur oo Daraawiish ah oo soo badalaya kuwa Jiida jooga.

    Istaraatiijiyadan,ayuu qaatay Taliska Guud ee Ciidana difaaca Puntland,waana sababta keentay in Ciidanka ay ka muuqato car car iyo dhiiranaan hawlgaladii udanbeeya ay galeen.

    14-Urur,ayaa la nasiyay,waxaana lagu badalay 14- kale oo cusub.

    Guud ahaan Ciidamada hawlgalka ku jira,waa 45-Urur oo Tira ahaan dhan 14- kun.

    Sidoo kale,waxaa la fasaxay Talyayaashii 7-da Bilood ku jiray hawlgalka qaarkood,sida…

    1.Duwane oo Caafimaad Hindiya loo diray oo hada soo laabtay.

    2.Qalyare oo Caafimaad Hindiya loo diray oo hada soo laabtay.

    3.Dhinbil oo fasax ku jira.

    Puntland,waxay dhisatay Cudud Ciidan oo ay udhamaystiran yihiin qalabkii,Saadkii iyo Agabkii oo gaaraya guud ahaan 25-kun Askari.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Faallo:-Dagaalka ka dhanka ah Wadaadada Iran muxuu ku salaysan yahay?

    March 25, 2026

    Maxay faa’idada ugu jirta Puntland xiriirka Imaaraadka?

    March 25, 2026

    Faallo:-Maxay tahay baahiyaha Caasimada Garowe Ee Puntland?

    March 25, 2026
    Latest Posts

    Faallo:-Dagaalka ka dhanka ah Wadaadada Iran muxuu ku salaysan yahay?

    Maxay faa’idada ugu jirta Puntland xiriirka Imaaraadka?

    Faallo:-Maxay tahay baahiyaha Caasimada Garowe Ee Puntland?

    PUNTLAND:-SAADAASHA ROOBKA EE MAALMAHA 23-29 MARCH 2026:

    Yay wada hadleen Trump oo yaa dhexdhexaadiyay Iran?

    Faahfaahin wada hadalada ubilowday Maraykanka iyo Iran

    Trump oo hakiyay weeraradii Tamarta Iran

    Laftagareen oo magacaabay Gudiga doorashada KG

    Faallo:-Laftagareen,waa in uu qabtaa doorasho xor iyo xalaal ah

    Doorka Shiinaha iyo dagaalka ka dhanka ah Wadaadada Iran

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.