Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Puntland»Ciidamada Difaaca PL oo hawlgalo ka fuliyay Toga Gaaca
    Puntland

    Ciidamada Difaaca PL oo hawlgalo ka fuliyay Toga Gaaca

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.August 26, 2025No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Ciidankeenna geesiyaasha ah ayaa Togga Gabagabo iyo Gaaca ee deegaanka Baallade, ka billaabay hawlgalo looga hortagayo laguna ugaarsanayo firxadka Argagixisada Daacish ee naflacaariga ah kuwaasi ku dhuumanaya meelo kooban oo ka tirsan buuralayda Calmiskaad.

    Hawlgalkan oo ay fulinayaan Ciidanka Goodir, waa mid looga hortagayo firxad soo baxsada, xaqiijinta amniga Wadooyinka gala deegaanka Baallade iyo in la go’doomiyo oo laga illaaliyo in gaadiid aan Dowladda wargelin ka haysan uusan u gudbi karin dhulka hawlgalku ka socdo.

    Guul,
    Inshallaah.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Wefti sare oo QM ka socda oo gaaray Bosaso

    August 26, 2025

    Akhriso:-10% Ardayda Puntland oo ku dhacday Imtixaanka Fasalka..

    August 25, 2025

    Akhriso:-Tobanka Arday Ee ugu sareeya Imtixaanka Dugsiyada Sare Ee Puntland

    August 25, 2025
    Latest Posts

    Wefti sare oo QM ka socda oo gaaray Bosaso

    Ciidamada Difaaca PL oo hawlgalo ka fuliyay Toga Gaaca

    Akhriso:-10% Ardayda Puntland oo ku dhacday Imtixaanka Fasalka..

    Akhriso:-Tobanka Arday Ee ugu sareeya Imtixaanka Dugsiyada Sare Ee Puntland

    Faallo:-Loolanka,gaadmada iyo hardanka Siyaasada Somalida

    Wararkii ugu danbeeyay hawlgalka Calmiskaad

    Message from the Puntland Defence Forces Headquarters

    Wararkii ugu danbeeyay dagaalka Baallade Ee Calmiskaad

    Puntland oo Ciidamo cusub gelisay hawlgalka Calmiskaad

    Warbixin:-Kobaca dhaqaale Muwaadinka Somaliyed 5-tii Sano udanbaysay

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2025 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.