Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Puntland»Weftigii Sudan oo niyad jab kala laabtay Muqdisho
    Puntland

    Weftigii Sudan oo niyad jab kala laabtay Muqdisho

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.August 27, 2025No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Madaxii sirdoonka Sudan ee yimid Xamar,wuxuu waday codsi uu ka waday Dalkiisa,kaasoo ahaa….

    ” In Somaliya taageerto qaraar cabasho ka dhan ah Imaaraadka oo Dowlada Sudan ugudbinayso Qaramada Midoobey fadhiga soo socda”.

    Sudantu,waxay sheegeen in qaraarkooda ay taageero uga heleen Wadamo dhawr ah.

    DFS,way ka cudurdaaratay in ay si cad utaageerto qaraarka Sudan ee lagu sheegay in lagu ashtakaynayo waxay ugu yeereen (faragelinta Imaaraadka).

    “Imaaraadku,waa nala joogaa oo Ciidamada,ayuu naga taageeraa iyo dhinacyo kale ee kuma deg-degi karno canbaarayntiisa,waxaanse isku dayaynaa in si kale xal loo raadiyo”Ayaa lagu yiri Talyihii Sirdoonka Sudan.

    Sidoo kale Madaxa Sirdoonka Sudan,wuxuu waday Faylal dacwo ah oo ku saabsan PL iyo garoonka Bosaso oo ay ku doodayaan in loo isticmaalo dagaalka Sudan.

    Isla Maanta,waxaa Muqdisho yimid wefti Imaaraatiya oo ka mahadceliyay jawaabta Somaliya ay siisay Sudan.

    Imaaraadku dhamaan qaybaha Somalida,wuxuu siiyaa taageero dhinacyo badan leh.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Faallo:-Dagaalka ka dhanka ah Wadaadada Iran muxuu ku salaysan yahay?

    March 25, 2026

    Maxay faa’idada ugu jirta Puntland xiriirka Imaaraadka?

    March 25, 2026

    Faallo:-Maxay tahay baahiyaha Caasimada Garowe Ee Puntland?

    March 25, 2026
    Latest Posts

    Faallo:-Dagaalka ka dhanka ah Wadaadada Iran muxuu ku salaysan yahay?

    Maxay faa’idada ugu jirta Puntland xiriirka Imaaraadka?

    Faallo:-Maxay tahay baahiyaha Caasimada Garowe Ee Puntland?

    PUNTLAND:-SAADAASHA ROOBKA EE MAALMAHA 23-29 MARCH 2026:

    Yay wada hadleen Trump oo yaa dhexdhexaadiyay Iran?

    Faahfaahin wada hadalada ubilowday Maraykanka iyo Iran

    Trump oo hakiyay weeraradii Tamarta Iran

    Laftagareen oo magacaabay Gudiga doorashada KG

    Faallo:-Laftagareen,waa in uu qabtaa doorasho xor iyo xalaal ah

    Doorka Shiinaha iyo dagaalka ka dhanka ah Wadaadada Iran

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.