Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Puntland»Wararkii ugu danbeeyay hawlgalka Calmiskaad
    Puntland

    Wararkii ugu danbeeyay hawlgalka Calmiskaad

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.August 31, 2025No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Dharinta Butucyo Aaga Shakalo ee Toga Baallade,ayaa dagaal ka socda.

    Ciidamada Difaaca Puntland,waxay halkaas ku dileen Labo argagixisada ka mid ah,halka midna ay Nolol ku qabteen.

    Sidoo kale Togga Biyo kulule,waxay ku qabteen hal mid oo argagixisada ka mid ah.

    Diyaaradaha Maraykanka,ayaa dagaalka qayb ka ah oo duqayn Sadex jeer ah fuliyay.

    Dhanka Ciidamada Difaaca Puntland,waxaa ka dhaawacmay 5-Askari.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    MADAXWEYNAHA OO MAGACAABAY GUDDIGA HORUMARINTA EE DEGMADA BOOSAASO

    September 3, 2025

    𝐖𝐚𝐫𝐠𝐞𝐥𝐢𝐧 𝐣𝐚𝐝𝐰𝐚𝐥𝐤𝐚 𝐃𝐨𝐨𝐫𝐚𝐬𝐡𝐚𝐝𝐚 𝐆𝐮𝐝𝐝𝐨𝐨𝐦𝐢𝐲𝐚𝐡𝐚 𝐆𝐨𝐥𝐚𝐡𝐚 𝐃𝐞𝐞𝐠𝐚𝐚𝐧𝐤𝐚 𝐚𝐡𝐧𝐚 𝐃𝐮𝐪𝐚 𝐃𝐞𝐠𝐦𝐚𝐝𝐚 𝐆𝐚𝐚𝐥𝐤𝐚𝐜𝐲𝐨.

    September 3, 2025

    Puntland oo Gacanta dagaalka iyo Gacanta horumarka isku wada

    September 2, 2025
    Latest Posts

    MADAXWEYNAHA OO MAGACAABAY GUDDIGA HORUMARINTA EE DEGMADA BOOSAASO

    𝐖𝐚𝐫𝐠𝐞𝐥𝐢𝐧 𝐣𝐚𝐝𝐰𝐚𝐥𝐤𝐚 𝐃𝐨𝐨𝐫𝐚𝐬𝐡𝐚𝐝𝐚 𝐆𝐮𝐝𝐝𝐨𝐨𝐦𝐢𝐲𝐚𝐡𝐚 𝐆𝐨𝐥𝐚𝐡𝐚 𝐃𝐞𝐞𝐠𝐚𝐚𝐧𝐤𝐚 𝐚𝐡𝐧𝐚 𝐃𝐮𝐪𝐚 𝐃𝐞𝐠𝐦𝐚𝐝𝐚 𝐆𝐚𝐚𝐥𝐤𝐚𝐜𝐲𝐨.

    Puntland oo Gacanta dagaalka iyo Gacanta horumarka isku wada

    Xarumaha iyo Ciidanka Booliska PL oo casriyayn ku socoto

    Puntland oo ku jirta dagaal dhaqaale fara badan ku baxo

    Ciidamada PL oo dilay daraasiin Maleeshiyada argagixisada ah

    PL,JL iyo mucaaradka Xamar oo isla jaanqaaday

    Wararkii ugu danbeeyay hawlgalka Calmiskaad

    Maxay PL uga dhigan tahay waxa kasoo baxay Laascaanood?

    Faallo:-Saca Naaso Adag iyo Waysha Maxaa Kulmiyey?

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2025 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.