Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Puntland»Xarumaha iyo Ciidanka Booliska PL oo casriyayn ku socoto
    Puntland

    Xarumaha iyo Ciidanka Booliska PL oo casriyayn ku socoto

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.September 2, 2025No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Taliska qaybta Booliska Gobolka Mudug oo si casri ah loo dhisay.

    Kaliya mahan Taliska Mudug waxa la dhisay ee waa dhamaan Gobolada PL oo Talisyadooda Booliska.

    Sidoo kale Taliska guud ee Booliska PL,ayaa isagana si casri ah loo dhisay.

    Dhanka kale,waxaa barbar socda dhismayaasha xarumaha dib uhabaynta Ciidanka oo waxaa la qorsheeyay in Booliska lagu soo koobo 1500 oo ah Ardayda Jaamacadaha,waxaana durba soo qalanjabiyay 500-tii ugu horaysay.

    Waxaa la kordhinayaa Mushahaarka Ciidanka Booliska cusub,taasoo qayb ka ah dib uhabaynta.

    PL si weyn ayay ugu baahi qabtay Booliskeeda oo dib loo eego xaqiiqdii.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Faallo:-Dagaalka ka dhanka ah Wadaadada Iran muxuu ku salaysan yahay?

    March 25, 2026

    Maxay faa’idada ugu jirta Puntland xiriirka Imaaraadka?

    March 25, 2026

    Faallo:-Maxay tahay baahiyaha Caasimada Garowe Ee Puntland?

    March 25, 2026
    Latest Posts

    Faallo:-Dagaalka ka dhanka ah Wadaadada Iran muxuu ku salaysan yahay?

    Maxay faa’idada ugu jirta Puntland xiriirka Imaaraadka?

    Faallo:-Maxay tahay baahiyaha Caasimada Garowe Ee Puntland?

    PUNTLAND:-SAADAASHA ROOBKA EE MAALMAHA 23-29 MARCH 2026:

    Yay wada hadleen Trump oo yaa dhexdhexaadiyay Iran?

    Faahfaahin wada hadalada ubilowday Maraykanka iyo Iran

    Trump oo hakiyay weeraradii Tamarta Iran

    Laftagareen oo magacaabay Gudiga doorashada KG

    Faallo:-Laftagareen,waa in uu qabtaa doorasho xor iyo xalaal ah

    Doorka Shiinaha iyo dagaalka ka dhanka ah Wadaadada Iran

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.