Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Puntland»MADAXWEYNAHA OO MAGACAABAY GUDDIGA HORUMARINTA EE DEGMADA BOOSAASO
    Puntland

    MADAXWEYNAHA OO MAGACAABAY GUDDIGA HORUMARINTA EE DEGMADA BOOSAASO

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.September 3, 2025No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Boosaaso : 03 September 2025: Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa Xeer Madaxweyne Lr. 07 ee 03-da Sebteembar 2025, Kun magacaabay Guddiga Horumarinta ee Degmadda Boosaaso.

    Madaxweynaha Dowladda Puntland

    Markuu arkay: Dastuurka Dowladda Puntland, Qodobkiisa 80-aad.

    Markuu arkay: Baahida loo qabo dhismaha Guddiga Horumarinta Degmadda Boosaaso.

    Markuu tixgeliyey: Talo-soo-jeedinta.

    Guddoomiyaha Degmadda Boosaaso.

    Wuxuu Xeeriyey:

    1. Waxaa xubnaha hoos ku qoran loo magacaabay Guddiga Horumarinta Degmadda Boosaaso:-

    1.1. Dr. Maxamed Maxamuud Samatar
    1.2. Yuusuf Axmed Maxamuud
    1.3. Kaltuun Suudi Aadan
    1.4. Cabdullaahi Xirsi Cali (Hogoto)
    1.5. Mustafe Salaad Cali (Sonkor)
    1.6. Maxamed Daahir Faarax (Qobey)
    1.7. Maxamed Muuse Axmed (Indhotaag)
    1.8. Nabadoon. Cabdi Faarax Cilmi
    1.9. Sheekh. Maxamed Macallin Axmed
    1.10. Nadiifo Xasan Barre

    1. Xeerkani wuxuu dhaqan-gelayaa marka uu Madaxweynuhu saxiixo, Wuuna saxiixay.

    -DHAMMAAD-

    -XAFIISKA WARFAAFINTA MADAXTOOYADA DOWLADDA PUNTLAND-

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Faallo:-Dagaalka ka dhanka ah Wadaadada Iran muxuu ku salaysan yahay?

    March 25, 2026

    Maxay faa’idada ugu jirta Puntland xiriirka Imaaraadka?

    March 25, 2026

    Faallo:-Maxay tahay baahiyaha Caasimada Garowe Ee Puntland?

    March 25, 2026
    Latest Posts

    Faallo:-Dagaalka ka dhanka ah Wadaadada Iran muxuu ku salaysan yahay?

    Maxay faa’idada ugu jirta Puntland xiriirka Imaaraadka?

    Faallo:-Maxay tahay baahiyaha Caasimada Garowe Ee Puntland?

    PUNTLAND:-SAADAASHA ROOBKA EE MAALMAHA 23-29 MARCH 2026:

    Yay wada hadleen Trump oo yaa dhexdhexaadiyay Iran?

    Faahfaahin wada hadalada ubilowday Maraykanka iyo Iran

    Trump oo hakiyay weeraradii Tamarta Iran

    Laftagareen oo magacaabay Gudiga doorashada KG

    Faallo:-Laftagareen,waa in uu qabtaa doorasho xor iyo xalaal ah

    Doorka Shiinaha iyo dagaalka ka dhanka ah Wadaadada Iran

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.