Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Puntland»DFS oo wada qorshe ka dhan ah Dowlada Puntland
    Puntland

    DFS oo wada qorshe ka dhan ah Dowlada Puntland

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.September 4, 2025No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Waxay wadaan qorshe Sudan lagu gaynayo dhalinyaro kasoo jeeda PL.

    Qorshahan,waxaa wada Villa Somaliyada Xasan oo uga dan leh in Shacabka PL lagu kiciyo Mw Deni.

    Dhalinyarada la qaadayo,waa kuwii horay looga qoray PL ee lagu laayay dagaaladii Aadan-yabaal intii ka hartay.

    Sudan meel ka mid ah oo ay ka taliyaan Ciidanka Jeneralka QM aqoonsiga ka haysta,ayaa la gaynayaa oo laga soo duubayaa muuqaalo,iyagoo leh…

    (Waxaan nahay reer PL loosoo diray in ay taageeraan Ciidamada RSF,waana ku jabnay dagaaladii oo ku dayacanay halkan ee DFS hanoo soo gurmato).

    Kadib in lasoo cesho oo Xamar laga soo dajiyo oo laysku sawiro,iyagoo lasoo dhawaynayo oo laga dhigayo in DFS soo badbaadisay oo Deni ka iibsaday Imaaraadka,ayaa la samaynayaa.

    Maalmaha soo socda,ayaa qorshaysan in la fuliyo barnaaijkaas hadaan wax isbadalin.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Faallo:-Dagaalka ka dhanka ah Wadaadada Iran muxuu ku salaysan yahay?

    March 25, 2026

    Maxay faa’idada ugu jirta Puntland xiriirka Imaaraadka?

    March 25, 2026

    Faallo:-Maxay tahay baahiyaha Caasimada Garowe Ee Puntland?

    March 25, 2026
    Latest Posts

    Faallo:-Dagaalka ka dhanka ah Wadaadada Iran muxuu ku salaysan yahay?

    Maxay faa’idada ugu jirta Puntland xiriirka Imaaraadka?

    Faallo:-Maxay tahay baahiyaha Caasimada Garowe Ee Puntland?

    PUNTLAND:-SAADAASHA ROOBKA EE MAALMAHA 23-29 MARCH 2026:

    Yay wada hadleen Trump oo yaa dhexdhexaadiyay Iran?

    Faahfaahin wada hadalada ubilowday Maraykanka iyo Iran

    Trump oo hakiyay weeraradii Tamarta Iran

    Laftagareen oo magacaabay Gudiga doorashada KG

    Faallo:-Laftagareen,waa in uu qabtaa doorasho xor iyo xalaal ah

    Doorka Shiinaha iyo dagaalka ka dhanka ah Wadaadada Iran

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.