Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Puntland»Soomalida Norway oo ku yeelatay Laba Xildhibaan Baarlamaanka Wadankaas.
    Puntland

    Soomalida Norway oo ku yeelatay Laba Xildhibaan Baarlamaanka Wadankaas.

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.September 9, 2025No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Soomaalida-Norway taariikh ayey qoreen kadib markii ay 2-Xildhibaan ay ku yeesheen Baarlamaanka Norway.

    Haashim Muxiyadiin Cabdi oo 20jir ah oo ka tartamayey Xisbiga(AP),ayaa noqday Xildhibaankii ugu da’da yaraa Baarlamaanka Norway.

    Sidoo kale Xildhibaanad Maryan Xuseyn,ayaa difaacatay Kursigeedii,iyadoo ka tartamaysay Xisbiga (SV).

    In Soomaalida ay markii ugu horraysay Laba Xildhibaan ku yeeshaan Baarlamaanka dalkaasi waa guul weyn oo usoo hoyatay.

    Norway,waxay ka mid ah Dalalka barwaaqa-sooranka ee Scandinavianka.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    The Doha Strike – Israel’s Gamble and the Unraveling of World Order

    September 9, 2025

    Maxaa udanbeeyay weerarkii Israa’iil la beegsatay Dooxa?

    September 9, 2025

    Socdaalka Mw Deni ee Imaaraadku muxuu daaran yahay?

    September 9, 2025
    Latest Posts

    The Doha Strike – Israel’s Gamble and the Unraveling of World Order

    Maxaa udanbeeyay weerarkii Israa’iil la beegsatay Dooxa?

    Socdaalka Mw Deni ee Imaaraadku muxuu daaran yahay?

    Maxaa kala socotaa fadeexooyinkii ka qabsaday weftiyadii Somalida Ee Adis-ababa?

    Soomalida Norway oo ku yeelatay Laba Xildhibaan Baarlamaanka Wadankaas.

    Adis-ababa:-Caasimad qurux badan oo Itoobiyaan

    Wefti heer Wasiir ah oo Puntland ku matalaya Shirka Cimilada Ee Adis.

    Faallo:-Xasan makala jecla bahdilaad iyo ilhaamo lagu sameeyo.

    Xasan Shiikh oo Jidgooyo hawada ah udhigtay Canshuurta Puntland

    Puntland oo laga xusay xarigjarka Biyo- xireenka Abay

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2025 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.