Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Puntland»Socdaalka Mw Deni ee Imaaraadku muxuu daaran yahay?
    Puntland

    Socdaalka Mw Deni ee Imaaraadku muxuu daaran yahay?

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.September 9, 2025No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Madaxweyne Deni,wuxuu utagay Imaaraadka Laba Qodob oo kala ah.

    1.Hawlgalka Calmiskaad iyo taageerada imaaraadka.

    2.Shirka PL&JL iyo Siyaasiyiinta Mucaaradka Xamar lagu wado in uu ka qabsoomo Garowe.

    Horay,waxaa Abu-dhabi usii joogay Mw Axmed oo ay ku kulmayaan Mw Deni Dubai maalmaha soo socda.

    Labada Mw,waxay isla fariisin doonaan qorshe balaaran oo lagu hawlgalayo 6-da bilood ee soo socota.

    Xasan Shiikh,ayaa laga yaabaa in uu tago Imaaraadka,isagoo quudaraynaya in lala kulansiiyo Labada Oday,balse warkaas ma xaqiiqsana.

    Imaaraadka,ayuu ka codsaday in ay dhexdhexaadiyaan PL iyo JL,isla markaana Siyaasiyiinta Xamar la hakiyo taageero uu sheegay in ay ka helaan Imaaraadka.

    Imaaraadku,waxay ka leeyihiin Xasan dan mudo gaaban kusoo dhaamanaysa,taasoo ah ( Codka QM ee qaraarka Sudan wadato).

    Codkaas kadib Imaaraadku uma hakan doono Xasan.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Faallo:-Dagaalka ka dhanka ah Wadaadada Iran muxuu ku salaysan yahay?

    March 25, 2026

    Maxay faa’idada ugu jirta Puntland xiriirka Imaaraadka?

    March 25, 2026

    Faallo:-Maxay tahay baahiyaha Caasimada Garowe Ee Puntland?

    March 25, 2026
    Latest Posts

    Faallo:-Dagaalka ka dhanka ah Wadaadada Iran muxuu ku salaysan yahay?

    Maxay faa’idada ugu jirta Puntland xiriirka Imaaraadka?

    Faallo:-Maxay tahay baahiyaha Caasimada Garowe Ee Puntland?

    PUNTLAND:-SAADAASHA ROOBKA EE MAALMAHA 23-29 MARCH 2026:

    Yay wada hadleen Trump oo yaa dhexdhexaadiyay Iran?

    Faahfaahin wada hadalada ubilowday Maraykanka iyo Iran

    Trump oo hakiyay weeraradii Tamarta Iran

    Laftagareen oo magacaabay Gudiga doorashada KG

    Faallo:-Laftagareen,waa in uu qabtaa doorasho xor iyo xalaal ah

    Doorka Shiinaha iyo dagaalka ka dhanka ah Wadaadada Iran

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.