Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Puntland»Faahfaahin duqayn ka dhacday duleedka Degmada Ceelbuh Ee Sanaag
    Puntland

    Faahfaahin duqayn ka dhacday duleedka Degmada Ceelbuh Ee Sanaag

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.September 13, 2025Updated:September 13, 2025No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Qofka la xaqiijiyay in uu ku dhintay garaacista,waa Nabadoon Cumar Cabdulaahi Ibraahim oo ka mid ahaa Nabadoonada Gobolka Sanaag ugu caansanaa.

    Nabadoonka,waxaa la xaqiijiyay in uu Gaariga lahaa oo uusan ahayn Rakaabka Gaariga saarnaa mase cada sababta Ninkan uu usoo qaaday.

    Ninka Labaad ee la dhintay,ayaa wararku sheegayaan in uu ahaa ku xigeenkii Daacish Ina Faahiye oo maalmahan warar soo baxayay ay sheegayeen in uu Sanaag doo galay.

    Sidoo kale,waxaa jira war kale oo sheegaya in garaacista lala beegsaday ku xigeenkii AS Siciid Carab Diiseey oo udhashay Beesha Dishishe.

    Diiseey,wuxuu ka yimid Sool,gaar ahaan Cabdi Madoobe iyo Ciidan halkaas lagu diyaarinayay,wuxuuna kusii jeeday Buurta,sida wararku sheegayaan.

    Diiseey,waa Ninka Maaliyada iyo Siyaasada AS-ka Calmadow hoos yimaadaan,waana Xubin muhiim ah.

    Haday dhab noqoto dilkiisa,wuxuu guul weyn uyhay hawlgalka qorshaysan ee Calmadow.

    Weerarkan,waxaa fuliyay diyaaradaha Maraykanka,waxaana la sugayaa warbixinta ay kasoo saaraan garaacistan.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Faallo:-Dagaalka ka dhanka ah Wadaadada Iran muxuu ku salaysan yahay?

    March 25, 2026

    Maxay faa’idada ugu jirta Puntland xiriirka Imaaraadka?

    March 25, 2026

    Faallo:-Maxay tahay baahiyaha Caasimada Garowe Ee Puntland?

    March 25, 2026
    Latest Posts

    Faallo:-Dagaalka ka dhanka ah Wadaadada Iran muxuu ku salaysan yahay?

    Maxay faa’idada ugu jirta Puntland xiriirka Imaaraadka?

    Faallo:-Maxay tahay baahiyaha Caasimada Garowe Ee Puntland?

    PUNTLAND:-SAADAASHA ROOBKA EE MAALMAHA 23-29 MARCH 2026:

    Yay wada hadleen Trump oo yaa dhexdhexaadiyay Iran?

    Faahfaahin wada hadalada ubilowday Maraykanka iyo Iran

    Trump oo hakiyay weeraradii Tamarta Iran

    Laftagareen oo magacaabay Gudiga doorashada KG

    Faallo:-Laftagareen,waa in uu qabtaa doorasho xor iyo xalaal ah

    Doorka Shiinaha iyo dagaalka ka dhanka ah Wadaadada Iran

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.