Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Puntland»Ma jiray xiriir ka dhaxeeyay Argagixisada iyo Nabadoonka la dilay?
    Puntland

    Ma jiray xiriir ka dhaxeeyay Argagixisada iyo Nabadoonka la dilay?

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.September 14, 2025No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Nabadoonka Khatar la taaban karo,ayuu ku ahaa amniga,wuxuuna wada shaqayn la lahaa AS,Xuutiyiinta iyo Daacish.

    Sidee ugu ahaa?

    1.Wuxuu ahaa Nabadoonada ay ku shaqaystaan ee Qabiilooyinka ugu dhexjira.

      2.Wuxuu usoo gudbin jiray Maleeshiyaadka.

      3.Wuxuu udhoofin jiray Macdanta.

      4.Wuxuu ukeeni jiray Saadka.

      5.Doon Hub ah,waxaa ka qabatay SL.

      6.300 oo Tuute ah,waxaa looga qabtay Dekeda Bosaso.

      7.Laba Todobaad ka hor,wuxuu tagay Yemen.

      8.Sadex Beri,waxaa Hotel udaganaa Ninka lala dilay oo isqarinayay.

      Odoyaasha Suldaanku hogaaminayay sababta uu usoo raacay,waxay ahayd in Tuutahaas loosii daayo,waase cadayn waayay cida uu uwado.

      Siyaasada PL,wuxuu si cad ugu taageerayay,waxay ahayd raadgadasho.

      Isaga iyo Ninkii lagu dilay Hargaysa,waxay lahaayeen wada shaqayn,waxayna shaqo isku mid ah u hayeen argagixisada.

      Maraykanku mudo,ayuu daba socday inta uusan talaabo ka qaadin isaga iyo Xubin sare oo argagixisada ah,waxaana khatar kale ahayd la shaqayntiisa Xuutiyiinta.

      Follow on Google News Follow on Flipboard
      Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

      Related Posts

      Faallo:-Dagaalka ka dhanka ah Wadaadada Iran muxuu ku salaysan yahay?

      March 25, 2026

      Maxay faa’idada ugu jirta Puntland xiriirka Imaaraadka?

      March 25, 2026

      Faallo:-Maxay tahay baahiyaha Caasimada Garowe Ee Puntland?

      March 25, 2026
      Latest Posts

      Faallo:-Dagaalka ka dhanka ah Wadaadada Iran muxuu ku salaysan yahay?

      Maxay faa’idada ugu jirta Puntland xiriirka Imaaraadka?

      Faallo:-Maxay tahay baahiyaha Caasimada Garowe Ee Puntland?

      PUNTLAND:-SAADAASHA ROOBKA EE MAALMAHA 23-29 MARCH 2026:

      Yay wada hadleen Trump oo yaa dhexdhexaadiyay Iran?

      Faahfaahin wada hadalada ubilowday Maraykanka iyo Iran

      Trump oo hakiyay weeraradii Tamarta Iran

      Laftagareen oo magacaabay Gudiga doorashada KG

      Faallo:-Laftagareen,waa in uu qabtaa doorasho xor iyo xalaal ah

      Doorka Shiinaha iyo dagaalka ka dhanka ah Wadaadada Iran

      Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
      • Home
      • Puntland
      • Somalia
      • News in English
      © 2026 Idil News

      Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.