Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Puntland»Ciidamada PL oo laayay tiro argagixisada Daacish ah
    Puntland

    Ciidamada PL oo laayay tiro argagixisada Daacish ah

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.December 9, 2025No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Saddex Nin oo ka tirsan Daacish,ayaa galabta la dilay, hal maxbuusna waa la qabtay, kadib hawlgal culus oo ay fuliyeen Ciidanka Puntland.

    Kooxdan,ayaa habeenimadii xalay 5 Rati ka kaxaystay reer miyi ku nool Isha Curaar.

    Dagaal kooban kadib Ciidamadu,waxay ku guuleysteen in ay soo furtaan Awrtii laga dhacay reer miyiga,iyagoo mid ka mid ah argagixisada gacanta ku dhigay,halka midna uu ka baxsaday.

    Intii hawlgalku socday waxaa ciidanka Puntland kaga dhintay hal Askari, halka mid kale uu dhaawac fudud soo gaaray.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Faallo:-Dagaalka ka dhanka ah Wadaadada Iran muxuu ku salaysan yahay?

    March 25, 2026

    Maxay faa’idada ugu jirta Puntland xiriirka Imaaraadka?

    March 25, 2026

    Faallo:-Maxay tahay baahiyaha Caasimada Garowe Ee Puntland?

    March 25, 2026
    Latest Posts

    Faallo:-Dagaalka ka dhanka ah Wadaadada Iran muxuu ku salaysan yahay?

    Maxay faa’idada ugu jirta Puntland xiriirka Imaaraadka?

    Faallo:-Maxay tahay baahiyaha Caasimada Garowe Ee Puntland?

    PUNTLAND:-SAADAASHA ROOBKA EE MAALMAHA 23-29 MARCH 2026:

    Yay wada hadleen Trump oo yaa dhexdhexaadiyay Iran?

    Faahfaahin wada hadalada ubilowday Maraykanka iyo Iran

    Trump oo hakiyay weeraradii Tamarta Iran

    Laftagareen oo magacaabay Gudiga doorashada KG

    Faallo:-Laftagareen,waa in uu qabtaa doorasho xor iyo xalaal ah

    Doorka Shiinaha iyo dagaalka ka dhanka ah Wadaadada Iran

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.