Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Puntland»Liibaan Tahliil oo la wareegay Wiilkii loo xukumay
    Puntland

    Liibaan Tahliil oo la wareegay Wiilkii loo xukumay

    Jibril QoobeyBy Jibril QoobeyOctober 22, 2026Updated:October 22, 2026No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Dowladda Puntland ayaa ku wareejisay Liibaan Tahliil iyo Xaliimo Yuusuf – Wiilkooda Maxamed Liibaan Tahliil, kaddib go’aankii Garsoorka Culimada ee soo baxay talaadadii.

    Maxamed Liibaan ayaa muddo ku jiray gacanta Hay’addaha Amniga Puntland, si gaar ah Ciidanka Asluubta ee Garoowe, iyadoo isku qabsigiisa ay ka dhalatay dhimashada 7 qof, iyo dhaawaca in kabadan 20 qof.

    Kiiska Maxamed Liibaan ayaa si weyn u qabsaday baraha bulshada todobaadkan, Garsoorka Culimada ee Dowladda Puntland u saaray ayaa ku kala saaray shareecada Islaamka labada nin ee isku haystay, iyagoo u xukumay Liibaan in uu yahay Aabbaha dhalay Maxamed.

    IDILNEWS

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Labo Tallaabo oo laga sugayo Madaxweyne Deni oo kusoo laabtay Garoowe

    October 23, 2026

    Gollaha Wasiirada Puntland oo ka hadlay hubinta Amniga Ajaanibta

    October 22, 2026

    Akhriso: Puntland waxay u baahan tahay Isla xisaabtan dhab ah

    October 22, 2026
    Latest Posts

    Labo Tallaabo oo laga sugayo Madaxweyne Deni oo kusoo laabtay Garoowe

    Gollaha Wasiirada Puntland oo ka hadlay hubinta Amniga Ajaanibta

    Liibaan Tahliil oo la wareegay Wiilkii loo xukumay

    Akhriso: Puntland waxay u baahan tahay Isla xisaabtan dhab ah

    WARBIXIN: Dhoofka Dahabka ee Puntland (Cadadka dahabka iyo deegaanada laga soo saaro).

    XOG: Waa kuwee Agaasimayaasha uu xilka ka qaadi doono Deni maalmaha soo socda?

    Ciidanka Laftagareen oo deeq Raashin ah ka qeybiyay Diinsoor

    Duqa Garoowe oo ka qeybgalay Shirka Maayarada Adduunka ee Vienna

    GALGALA: Ciidanka Puntland oo toogtay Rag katirsan Al-Shabaab

    Yemeniyiin kasoo cararay colaada dalkooda oo soo gaaray Dekedda Boosaaso










    AD







    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.