Wax macno ah maleh hadalka usoo saaray Ninka Jabuutiyaanka ah ee hogaamiya Midowga Afrika xilligan.
Warkiisu Xasan siyaasiyan waxba uma tari karo.
Midowga Afrika,waa Magac uyaal aan waxba badali karin oo laaluush iyo musuq ku shaqeeya.
Doorkii dhexdhexaadnimo,ayuu lumiyay,wuxuuna si cad utaageeray qorshaha Xasan,isagoo Lacag ka qaatay.
Midowga Yurub oo ah deeq bixiyaha ugu weyn ee hawlgalka Midowa Afrika ma aqbali doono hadalkan uu sii daayay Ninka Jabuutiyaanka ah,waxayna qaadan doonaan go’aan ay ku joojin doonaan Lacagta ay ku deeqaan,sida aan xogaha ku hayno.
Caalamku,wuxuu heshiis ku ahaa in aan la dhexgelin dhiiqada Xasan wato,waxaase jabiyay ballantaas hogaamiyaha Midowga Afrika ee kasoo Jabuuti oo Ismaaciil Cumar Geelle u ahaa Wasiirka arimaha dibada oo saamaynta ugu badan ku leh.
Wax la yaab ah maleh in uu laaluush qaato Madaxa Midowga Afrika,sababtoo ah Xasan Shiikh tagidii Ugandha uu tagay,wuxuu geeyay Lacag uu ku laaluushay Wiilka Musefeni.
Afrikaanku Wax badan isma dheera oo karaamo iyo sharaf ma dhowro mana leh qab.
JQ.
