Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Wafti ka socda DDS oo soo gaaray Garoowe (Sawirro)
    Somalia

    Wafti ka socda DDS oo soo gaaray Garoowe (Sawirro)

    Jibril QoobeyBy Jibril QoobeySeptember 29, 2019Updated:September 29, 2019No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Wafti heer sare ah oo ka socda Dowlad Degaanka Soomaalida, ayaa soo gaaray Magaalada Garoowe ee Caasimadda Dowladda Puntland.

    Waftiga oo uu hoggaaminayo Wasiirka Howlaha Guud DDS C/fitaax Sheikh Biixi, ayaa waxaa kamid ah, Gudomiyaha Gobalka Doollo C/naasir Muxumed Cabdile iyo Hoggaanka Nabadgalyada DDS Cabdi Caadil, waxaana uu socdaalkoodu ahaa mid aan horey loo shaacin.

    Ujeedada socdaalka Waftigan ka socda Dowlad Degaanka Soomaalida ayaa lagu sheegay xoojin xiriirka Labada dhinac, waxaana ay kulan la qaateen Wasiirka Wasaaradda amniga Dowladda Puntland iyo Taliyayaasha Ciidanka Daraawiish-ta iyo Booliska Dowladda Puntland.

    Waftigan uu hoggaaminayo Wasiirka Howlaha Guud ee DDS ayaa la filayaa inay kulamo la qaataan Madaxda sare Dowladda Puntland, gaar ahaan Madaxweyne Deni.

    Wixii kasoo Kordha kala soco Idil News.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Xisbiyadii waa weynaa Ee Danmark oo lumiyay Kuraas door ah

    March 25, 2026

    Saadaasha Roobka Gobollada Puntland Ee Todobaadkan

    March 25, 2026

    Faallo:-Dagaalka ka dhanka ah Wadaadada Iran muxuu ku salaysan yahay?

    March 25, 2026
    Latest Posts

    Xisbiyadii waa weynaa Ee Danmark oo lumiyay Kuraas door ah

    Saadaasha Roobka Gobollada Puntland Ee Todobaadkan

    Faallo:-Dagaalka ka dhanka ah Wadaadada Iran muxuu ku salaysan yahay?

    Maxay faa’idada ugu jirta Puntland xiriirka Imaaraadka?

    Faallo:-Maxay tahay baahiyaha Caasimada Garowe Ee Puntland?

    PUNTLAND:-SAADAASHA ROOBKA EE MAALMAHA 23-29 MARCH 2026:

    Yay wada hadleen Trump oo yaa dhexdhexaadiyay Iran?

    Faahfaahin wada hadalada ubilowday Maraykanka iyo Iran

    Trump oo hakiyay weeraradii Tamarta Iran

    Laftagareen oo magacaabay Gudiga doorashada KG

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.