Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Danjiraha Maraykanka Oo kusoo wajahan Jubaland
    Somalia

    Danjiraha Maraykanka Oo kusoo wajahan Jubaland

    Jibril QoobeyBy Jibril QoobeyDecember 22, 2019No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Danjiraha Maraykanka ee Somaliya Yamamoto,ayaa kusoo wajahan Jubaland.

    Imaanshaha Yamamoto ee Kismaayo waxay ku salaysan tahay wadatashi uu la yeelanayo Madaxda sare ee Jubaland.

    Si rasmi ah nooma soo gaarin arimaha ay kawada xaajoon doonaan,balse imaanshihiisa,ayaa naloo xaqiijiyay.

    Jubaland waxaa kusoo qulqulayay waayahan danbe wafuud heer caalami ah,iyadoo Dowlada Dhexe ee Somaliya ay ku doodayso in aysan sharci ahayn doorashadii dib loogu doortay Madaxweyne Axmed Madoobe.

    Jibril Qoobey.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Beesha caalamka oo ka digtay dagaal ka dhaca Koonfur Galbeed

    March 28, 2026

    Madaxweynaha Fadaraalka oo laga keenay Mooshin xilka qaadis ah

    March 28, 2026

    Faallo:-Maxay ka dhigan tahay ka amusing PL ee isdoorashada Laftagareen?

    March 28, 2026
    Latest Posts

    Beesha caalamka oo ka digtay dagaal ka dhaca Koonfur Galbeed

    Madaxweynaha Fadaraalka oo laga keenay Mooshin xilka qaadis ah

    Faallo:-Maxay ka dhigan tahay ka amusing PL ee isdoorashada Laftagareen?

    Xasan Shiikh oo dhaawac weyn gaarsiiyay Dowlad dhiskii Somaliya

    Puntland oo ka gaabsatay hanbalyada isdoorashada Laftagareen

    DFS Oo ka hor timid isdoorashada Laftagareen

    Cabdicasiis Lafta Gareen Oo isku doortay Madaxweynaha KG

    Canshuuraha Labada heer Ee Dowlada Puntland oo lakala qeexay

    Xisbiyadii waa weynaa Ee Danmark oo lumiyay Kuraas door ah

    Saadaasha Roobka Gobollada Puntland Ee Todobaadkan

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.