Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Aqalka Sare oo ansixiyay Hindise -sharciyeedka Batrooolka dalka+VIDEO
    Somalia

    Aqalka Sare oo ansixiyay Hindise -sharciyeedka Batrooolka dalka+VIDEO

    Jibril QoobeyBy Jibril QoobeyJanuary 6, 2020No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Senatorada Golaha Aqalka Sare ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa maanta meel-mariyey Hindise -sharciyeedka Batrooolka dalka, kaas oo muddunayaashu ay dood adag ka yeesheen kahor ansixintiisa.

    Wasiirka Batroolka XFS Cabdirashiid Maxamed Axmed iyo Wasiir Ku-xigeenka Wasaarada Batroolka Maxamuud Cabdiqaadir Hilaal ayaa hor-tagay Senatorada Golaha Aqalka Sare, iyadoona Xildhibaanadu ay su’aalo ka weydiiyeen.

    Hindise -sharciyeedka Batrooolka Dalka ayaa waxaa horey usoo meel-mariyey Xildhibaanada Golaha Shacabka, waxaana iminka xiga doona inuu madaxweynaha saxiixo, si uu sharci u noqdo.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Canshuuraha Labada heer Ee Dowlada Puntland oo lakala qeexay

    March 26, 2026

    Xisbiyadii waa weynaa Ee Danmark oo lumiyay Kuraas door ah

    March 25, 2026

    Saadaasha Roobka Gobollada Puntland Ee Todobaadkan

    March 25, 2026
    Latest Posts

    Canshuuraha Labada heer Ee Dowlada Puntland oo lakala qeexay

    Xisbiyadii waa weynaa Ee Danmark oo lumiyay Kuraas door ah

    Saadaasha Roobka Gobollada Puntland Ee Todobaadkan

    Faallo:-Dagaalka ka dhanka ah Wadaadada Iran muxuu ku salaysan yahay?

    Maxay faa’idada ugu jirta Puntland xiriirka Imaaraadka?

    Faallo:-Maxay tahay baahiyaha Caasimada Garowe Ee Puntland?

    PUNTLAND:-SAADAASHA ROOBKA EE MAALMAHA 23-29 MARCH 2026:

    Yay wada hadleen Trump oo yaa dhexdhexaadiyay Iran?

    Faahfaahin wada hadalada ubilowday Maraykanka iyo Iran

    Trump oo hakiyay weeraradii Tamarta Iran

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.