Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Puntland»Dowladda Hoose ee Degmada Garoowe oo yeelanaysa dhisme casri ah (VIDEO)
    Puntland

    Dowladda Hoose ee Degmada Garoowe oo yeelanaysa dhisme casri ah (VIDEO)

    Jibril QoobeyBy Jibril QoobeyJanuary 14, 2020No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Dowladda Hoose ee Degmada Garoowe ee Caasimadda Puntland ayaa yeelanaysa dhisme cusub oo casri, kaas oo ka kooban dhismayaal saddex ah oo min afar dabakh ah, sida uu shaaciyay maanta duqa Caasimadda  Axmed Siciid Muuse (Axmed Barre).

    Guddoomiye Axmed Barre ayaa sheegay in dhismayaashan casriga ah ay ku baxayso lacag dhan Labo milyan oo dollarka mareykanka ah, ayna hadba dhisayaan qeyb, ayna sanadkaan bilaabayaan qeybta ugu horeysa.

    Ugu dambeyntii, duqa Caasimadda  Axmed Siciid Muuse (Axmed Barre) ayaa sheegay in baahida loo qabo goobo balaaran oo loogu adeego shacabka Caasimadda, ay keentay dhismahan.

    https://www.facebook.com/Ahmed.Barre01/videos/993457401041435/?__tn__=%2Cd%2CP-R&eid=ARC53_MUHNaHHDlko4xrv2KOZH8kUWqUA7R6yv32w6TG_Xb3dbkl9ErN3IxWBpKQFZcLpFcbrXJ4iqO7
    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Wararkii ugu danbeeyay Ee dagaalka Wadaadada Iran

    March 29, 2026

    BC Oo Xasan ugudbinaysa digniintii ugu danbaysay

    March 29, 2026

    Midowga Afrika Oo ku baaqay in xiisada KG la dajiyo

    March 29, 2026
    Latest Posts

    Wararkii ugu danbeeyay Ee dagaalka Wadaadada Iran

    BC Oo Xasan ugudbinaysa digniintii ugu danbaysay

    Midowga Afrika Oo ku baaqay in xiisada KG la dajiyo

    Beesha caalamka oo ka digtay dagaal ka dhaca Koonfur Galbeed

    Madaxweynaha Fadaraalka oo laga keenay Mooshin xilka qaadis ah

    Faallo:-Maxay ka dhigan tahay ka amusing PL ee isdoorashada Laftagareen?

    Xasan Shiikh oo dhaawac weyn gaarsiiyay Dowlad dhiskii Somaliya

    Puntland oo ka gaabsatay hanbalyada isdoorashada Laftagareen

    DFS Oo ka hor timid isdoorashada Laftagareen

    Cabdicasiis Lafta Gareen Oo isku doortay Madaxweynaha KG

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.