Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Dagaal culus oo ka socda meel u dhaw caasimadda Yemen ee Sanca (VIDEO)
    Somalia

    Dagaal culus oo ka socda meel u dhaw caasimadda Yemen ee Sanca (VIDEO)

    Jibril QoobeyBy Jibril QoobeyJanuary 26, 2020No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Dagaal xooggan oo u dhaxeeya kooxda Xuutiyiinta iyo ciidamada dowoladda Yemen ayaa ka socda degmada Nahm, oo 60 kiilo mitir u jirta caasimadda Sanca.

    Waxaa jira warar sheegaya in khasaara badan uu jiro islamarkana ay sibataalada la daalaa dhacayaan tirada badan ee dhaawacyada.

    Abaanduulaha militariga dowladda uu caalamku aqoonsan yahay ee Yemen ayaa warbaahinta u sheegay in ciidamadiisa ay goobo cusub kala wareegeen Xuutiyiinta.

    Jimcihii waxaa soo baxayay warar sheegayay in mucaaradka ay si buuxda ula waregeen degmada Nahm.

    Sagaalkii maalmood ee ugu dambeeyay ayaa waxaa dagaal adag uu dhex maray ciidamada dowladda Yemen oo taageero dhanka cirka ah ka helaya diyaaradaha isbahaysiga iyo Xuutiyiinta oo dhinac kale ah.

    Dagaalka Yemen ayaa waxa uu socday in ka badan 4 sano waxaana ku lug leh dhinacyo kala duwan.

    Xigasho: BBC Somali

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Canshuuraha Labada heer Ee Dowlada Puntland oo lakala qeexay

    March 26, 2026

    Xisbiyadii waa weynaa Ee Danmark oo lumiyay Kuraas door ah

    March 25, 2026

    Saadaasha Roobka Gobollada Puntland Ee Todobaadkan

    March 25, 2026
    Latest Posts

    Canshuuraha Labada heer Ee Dowlada Puntland oo lakala qeexay

    Xisbiyadii waa weynaa Ee Danmark oo lumiyay Kuraas door ah

    Saadaasha Roobka Gobollada Puntland Ee Todobaadkan

    Faallo:-Dagaalka ka dhanka ah Wadaadada Iran muxuu ku salaysan yahay?

    Maxay faa’idada ugu jirta Puntland xiriirka Imaaraadka?

    Faallo:-Maxay tahay baahiyaha Caasimada Garowe Ee Puntland?

    PUNTLAND:-SAADAASHA ROOBKA EE MAALMAHA 23-29 MARCH 2026:

    Yay wada hadleen Trump oo yaa dhexdhexaadiyay Iran?

    Faahfaahin wada hadalada ubilowday Maraykanka iyo Iran

    Trump oo hakiyay weeraradii Tamarta Iran

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.