Share Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Jubbaland Mudane Axmed Maxamed Islaam ayaa Magacaabay gudiga qaban qaabada Aaska Allah ha u Naxariistee Wasiirkii Waxbarashada iyo Tacliinta Sare ee Jubbaland Macalin Maxamed Ibraahim.