Share Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link Odayaasha dhaqanka Beesha Warsangeli – Harti, oo shir saxaafadeed maanta ku qabtay magaalada Muqdisho ayaa cadaalad darro iyo dulmi ku eedeeyay Dowladda Federaalka Soomaaliya, waxaana ay sheegeen inuu dalku ku socdo meeshii uu ka yimid.