Share Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link Hay’adda UNFPA ayaa cambaareysay fal kufsi ah oo Xaafadda Madiina oo ka tirsan Muqdisho loogu geystay gabar 4 sano jir ah. Falkan ayaa dhacay 14kii bishan.