Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Puntland»Gaalkacyo: 70 sanno jir ka bogsaday COVID-19 (VIDEO)
    Puntland

    Gaalkacyo: 70 sanno jir ka bogsaday COVID-19 (VIDEO)

    Jibril QoobeyBy Jibril QoobeyMay 20, 2020Updated:May 20, 2020No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Bukaankii ugu horreeyay ayaa maanta ka baxay xarunta Maaraynta iyo Daawaynta cudurka Coronavirus ee magaalada Gaalkacyo, ka dib markii uu ka bogsaday cudurka.

    Ehelka bukaanka bogsooday oo 70 sanno jir ah ayaa u mahad-celiyay Wasaarada caafimaadka iyo dhakhaatiirtii gacanta ku hayay ee 24 saac u adeegayay.

    Isu-duwaha Wasaarada Caafimaadka Puntland ee gobalka Mudug ayaa bukaanka gudoon siiyay shahaado muujinaysa inuu ka bogsooday xanuunka Covid -19.

    https://www.facebook.com/Kasmaalmedia/videos/240724783862237
    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Xisbiyadii waa weynaa Ee Danmark oo lumiyay Kuraas door ah

    March 25, 2026

    Saadaasha Roobka Gobollada Puntland Ee Todobaadkan

    March 25, 2026

    Faallo:-Dagaalka ka dhanka ah Wadaadada Iran muxuu ku salaysan yahay?

    March 25, 2026
    Latest Posts

    Xisbiyadii waa weynaa Ee Danmark oo lumiyay Kuraas door ah

    Saadaasha Roobka Gobollada Puntland Ee Todobaadkan

    Faallo:-Dagaalka ka dhanka ah Wadaadada Iran muxuu ku salaysan yahay?

    Maxay faa’idada ugu jirta Puntland xiriirka Imaaraadka?

    Faallo:-Maxay tahay baahiyaha Caasimada Garowe Ee Puntland?

    PUNTLAND:-SAADAASHA ROOBKA EE MAALMAHA 23-29 MARCH 2026:

    Yay wada hadleen Trump oo yaa dhexdhexaadiyay Iran?

    Faahfaahin wada hadalada ubilowday Maraykanka iyo Iran

    Trump oo hakiyay weeraradii Tamarta Iran

    Laftagareen oo magacaabay Gudiga doorashada KG

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.